Al-caafiya herbal and prophetic medicine center

Al-caafiya herbal and prophetic medicine center al-caafiya herbal & prophetic medicine center

02/08/2026

Khudaartu waa kuu muhiim ee maalinna ha moogaan

01/08/2026

Qisooyin cajiib ah

01/08/2026

Asbaabaha keena tabaryarida raganimo

31/07/2026

Al-caafiya herbal wuxuu ilaahey ku guuleeyay iney usoo saarto galaha dawo la hubo oo la mahdiyay, kaagana cidhib tireysa ilaahey idankii mudo kooban heer walboo uu gaadhsiisan yahay, waxaadna kaga maarmeysaa qaliin iyo gubis intaba.

Al-caafiya herbal uugu imow daawo la hubo iyo howl daacad ah.

Al-caafiya herbal waxey ku taal magaalada muqdisho, gaar ahaan degmada howl-wadaag, agagaarka daalo.

wixii faahfaahin ah naga soo wac nambaradan hoose:
0615499055 ama 0617082426

31/07/2026

Hadey murugi ku heyso akhriso ducadan waa duco muhiim ah

31/07/2026

Saliga nabiga - صلى الله عليه وسلم - aynu badino walaalayaal waa maalin jimco ahe

31/07/2026

Qiso xanuun badan

30/07/2026

Faa,iidooyinka caafimaad ee laga helo qoraxda

30/07/2026

Hadii lagu sheegay cilad qanjirka 𝘁𝗵𝘆𝗿𝗼𝗶𝗱-𝗸𝗮 oo aad la dhiban tahay, xaalkaaguna toosneyn, waxaan kuu heynaa daawo la hubo oo waqti kooban aad ku bogsoon ilaahey idankii.

Ugu imow al-caafiya herbal dawo la hubo iyo howl daacad ah.

Al-caafiya herbal waxey ku taal degmada howl-wadaag gaar ahaan agagaarka daalo.

Wixii faahfaahin dheeraad ah lasoo xidhiidh numberadan hoos ku qoran:
0615499055 ama 0617082426

30/07/2026

Maxey tahay sirta ku jirta geedka muuska

Address

Sodonka Street, Daalo
Mogadishu

Telephone

+252617082426

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-caafiya herbal and prophetic medicine center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share