Erigavo General Hospital

Call Contact the practice

Erigavo General Hospital Ku Soo Dhowaada Pageka Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland (MoHD) iyo Kingโ€™s Global Health Partnerships (KGHP) ayaa si wadajir ah ugu...
23/07/2025

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland (MoHD) iyo Kingโ€™s Global Health Partnerships (KGHP) ayaa si wadajir ah ugu wareejiyay agab caafimaad Cusbitaalka Guud ee Ceerigaabo, kaas oo loogu talo galay xakamaynta caabuqyada faafa ee xarumaha caafimaadka.

Munaasibad lagu wareejinayay agabkan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo Dr. Ibrahim Ahmed Ismail.
Agaasimaha Cusbitaalka Ceerigaabo ayaa agabkan uga mahadnaqay Wasiirka WHC Dr. Hussein Bashir, Wasiirku Xigeenka WHC Marwo Samsam Mohamed iyo Agaasimaha Guud Ee WHC Dr. Ahmed Mohamud.

Agabkan caafimaad ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu yaraynayo faafidda caabuqyada gudaha xarumaha caafimaadka, isla markaana kor loogu qaadayo tayada adeegyada caafimaad ee la bixiyo.

Mashruucan waxa uu qayb ka yahay barnaamijka National Quality Improvement Programme (NQIP), kaas oo ay si wadajir ah uga shaqeeyaan Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka (MoHD) iyo KGHP, waxaana taageera dhaqaale ahaan hayโ€™adda Qatar Charity.

Agaasimaha Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo Dr. Ibrahim Ahmed Ismail Ayaa Hay'adda Caafimaadka Aduunka (WHO) Kala Wareegay...
22/07/2025

Agaasimaha Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo Dr. Ibrahim Ahmed Ismail Ayaa Hay'adda Caafimaadka Aduunka (WHO) Kala Wareegay Agab Isugujira Daawo iyo Reagent, Kuwaas Oo Lagula Tacaalayo Cudurka Leshmania-yada.

Wakiilka WHO Ee Gobolka Sanaag Mudane Mohamud Ismail Esse (Mr. Xiis) Ayaa Ku Wareejiyay Agabkan Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo.

Agaasimaha Cusbitaalka Ayaa Ugu Mahadnaqay Wakiilka WHO Agabkan Tilmaamayna In Baahiweyn Looqabay.

20/07/2025
19/07/2025

Daahfurka Qalabka Cusub ee Lagu Soo Kordhiyey Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo.
Erigavo General Hospital

Cusbitaalka Guud ee Ceerigaabo qaybtiisa shaybaadhka ayaa lagu soo kordhiyey qalab casri ah oo shaybaadhka ah kuwaas oo ...
15/07/2025

Cusbitaalka Guud ee Ceerigaabo qaybtiisa shaybaadhka ayaa lagu soo kordhiyey qalab casri ah oo shaybaadhka ah kuwaas oo ah qalabkii ugu danbeeyey ee shirkada Mindray soo saarto.
maamulka cusbitaalka ayaa kala wareegay qalabkan Casriga ah Wasaarada Horumarinta Caafimaadka Somalinad.

02/07/2025

Masuuliyiinta Wasaarada Horumarinta Cafimaadka Iyo Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Uu Ugu Horreeyo Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Horumarinta Cafimaadka ,Isuduwaha Wasarada Horumarinta Caafimaadka iyo Agaasimaha Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo Ayaa Ka Hadlay Goobtii Dabku Ka Kacay Oo Ay Ka Shaqeynayeen Ilaa Bilowgii Dabka
Kuwaas Oo Qabanayey Adeegyada Caafimaadka Dawada Gurmadka Iyo Dadka Ku Waxyeelooba Dabka Lana Tacaalayey Sidoo Kale Lagu Daaweynayey Dhaawacyada Xarumaha Caafimaadka ,Shaqaalaha Wasarada Caafimadka Ayaa Iyaguna Dedaalkooda Muujiyey.

26/06/2025

Waxaan Balan Qaadayaa Shaqaalaha Cusbitaalka Iyo Bulshada Gobolkaba Inaan U Hogaamin Doono Sida Ugu Wanaagsan.
๐—”๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—š๐˜‚๐˜‚๐—ฑ ๐—˜๐—ฒ ๐—–๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ๐—ถ๐—ด๐—ฎ๐—ฏ๐—ผ
๐——๐—ฟ ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—œ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ถ๐—น

26/06/2025

Waxaanu Markii ugu H**eysay Keenay Gobolka
๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ต๐—ผ ๐—ซ๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ž๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—œ๐˜†๐—ผ ๐—ซ๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐—ป๐—ผ ๐—ž๐—ฎ๐—น๐—ฒ ๐—ข๐—ผ ๐—›๐—ฎ๐—ฟ๐—ด๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ผ๐—ผ ๐—ง๐—ฒ๐—ด๐—ถ ๐—๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ๐˜† Agaasimihii H**e Ee Cusbitalka Guud Ee Ceerigaabo Dr Nimco Siciid Shire

25/06/2025

๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—ถ๐—น๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ท๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ
Agaasimihii H**e ee Cisbitaalka Guud Ee Ceerigaabo ๐——๐—ฟ ๐—ก๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ผ ๐—ฆ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ Iyo Agaasimaha Cusub ๐——๐—ฟ ๐—œ๐—ฏ๐—ฟ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—บ ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—œ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ถ๐—น

๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—ถ๐—น๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ท๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎXoghayaha Gobolka Sanaag  Iyo Maayir ku Xigeenka Degmada Ceergaabo Ayaa Xilka u Kala Wa...
25/06/2025

๐— ๐˜‚๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ซ๐—ถ๐—น๐˜„๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ท๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ
Xoghayaha Gobolka Sanaag Iyo Maayir ku Xigeenka Degmada Ceergaabo Ayaa Xilka u Kala Wareejiyay Agaasimhii H**e ee Cisbitaalka Guud Ee Ceerigaabo Dr Nimco Siciid Shire iyo Agaasimaha Cusub Dr Ibrahim Axmed Ismacil

Address

Xaafada Shacabka
Mogadishu
00000

Telephone

+252634200230

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Erigavo General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Erigavo General Hospital:

Shortcuts

Share

Category