28/09/2022
Fadlan page like saar si aad ula socoto wax walba oo an soo dhigno.
Horay waxan ugu soo hadalnay mid ka mid ah cudurada common ama caan ka ah dalkeena ((notifible disease in somali)) .
Manta waxaan ka hadleynaa mid kaloo ka mid ah cudurada dalkena caaan ka ah oo ay mudan tahay qof walba inuu wax ka ogaado,kaso ah ama duumo inta an ku gudi jirno mowduucena waxan kuso gudbin doonaa:
♤waa maxay malaria (duumo)??
♤maxa keena malaria (duumo)??
♤noocyada malaria species
♤calamadaha lagu garto qofka qaba malaria??
♤hadii la daaweyn waya maxa ka dhasha ((compelecation))
♤prevention:sida laga hortago malaria ama duumo
Malaria :ama duumo waa cudur ka mid ah cudurada ugu badan ee loo dhinto qaadarada AFRICA,kana mid ah cudurada faafa waxaa laga qaada meelaha biyo fariisiga ah ,
malaria ama duumo waxay ku dhacdaa unugyada dhiiga cas_cas (Red blood cells ama erythrocytes)
Malaria ama duumo waxa sababa dulkunoole (parasite) lagu magacaabo plasmodium oo ka mid ah groupka protozoa
Malaria ama duumo waxa ugu badan ee gudbiyo ama faafiyo (spread) cayayaan lagu magacaabo mosquito ((kaneeco))
Mosquito ama kaneeco waxa loo qeybiyaa lab(male) iyo dhadig(female).
Kaneecada dhadiga waxa loo yaqaa waxay quudata ama ay cuntaa dhiigeyna , waa tan ugu badan ee faafisa malaaria ama duumo ,kaneecada(mosquito) waxay malaria u faafisaa si IN_DIRECT ah taaso ah
Qof qaba malaria ayy waxay kaso qaada dhiig ku jira plasmodium ka dipna waxay u timaadaa qof caafimad qaba(normal person) then way ku shubtaa saaasna cudurka malaria ugu dhaco.
ama xiliga hooriska :qiyaasti waa 7-------10 malimood ama in ka badan .
dulkunoole(parasite) plasmodium species ee keena malaria
♤plasmodium falciparum
♤plasmodium vivax
♤plasmodium ovele
♤plasmodium malaria
CALAAMADAGA LAGU GARTO QOFKA INU QABO MALARIA((DUUMO))
✔qandho (fever)
✔qarqaryo (shivering)
✔madax xanuum (headache)
✔cunto ka go'id (loss of appetite)
✔anemia
✔murqo xanuun (myalgia)
✔lab labo iyo matag ((nousia and vomiting respectivly)
COMPLECATION OF MALARIA
khatarta ama dhibaatada ugu weyn ee ka dhalan karto malaria waxa ka mid eh:
🔸️Anemia :dhiig yaraan
🔶️liver failure :beerka oo shaqo gaba
🔶️Renal failure :kilyaha oo shaqo gaba
🔶️joundice : cagaarshow
🔶️Anemia》》waxay keeni kartaa shock
🔶️breathing probem :nefta oo dhibta
Malaria ama duumo wa cudur halis ku ah bulshadeena waana u baahanahy inan iska caabino oo an iskaga hor tagno qatartayda,
Fadlan raac talaaboyin si aan bulshadena ugula badbaadino dhibatada ay lee dahay malaria ama duumo
1: in la socodsiiyo ama la iska nadiifiyo meelaha biyaha fariistaan sabato meshaas waxa ka dhashan kara kaneeeco
2:in la isticmaalo marro kaneeeco (mosquito net)
3:in guryaha la buuriyo sunta cayayaaanka lagu buufiyo ((biiifbaaf))
TREATMENT((daaweynta))
Daawado waxy noqon kartaa mid koood
A.kiiinini ((tablet))
B.cirbad
⬇️⬇️⬇️⬇️⬇️
Fadlan hadaa hal eray ka fahan tay la wadaag walalkga (( ))