21/12/2025
Waxaa Habeen H**e Xarunta Isbitaalka Qeybta OPD lakeenay Gabar Yar oo lagu magacaabo Ramaas Ibraahin Cali oo kuso waxyeelowday Walax lagu Soo dhaxtuuray guri oo kuqarxay Taas oo sababtay Iney Gabadha Oxygen ka Ku xirmo indhaha way Kala furi la.eed Adeeg Caafimaad oo Deg Deg ah Kadib iyo Baritaan ayay Dhaqaatiirta lawadagageen in Gabadha ey Aad u Sumeeysay Maadada Chlorine ka Oo Lagu qasay waxa u geystay waxyeeladaas Daran laakin Dadaal dheer Kadib Allah Subxaanahu watacalaa waku Guuleyay in Gabadha lasiiyo Daawada kuhabooneyd
DX Bukaanka waa chemical Burning Radiation ( CC R ) oo Sababay corneal abrasion
Jawaabteeda oo xalay aheyd sida loo balamiyay Si xaladeeda loo lasocdo Caafimaad keeda waxuu ahaa 100% Alxamdulilah Allah aya Mahada iskaleh
Isbitaalka Al IHSAN EYE clinic Barwaqo waxaa la. Aas aasay 17/ 2/2018
Waxuu Uu Bulshada Qeybahooda Kaladuwan U adeegaya in kabadan 8 sano
Habeen iyo Maalin 24/7
maalinkasta oo Arbaco ah Number ka Dhatarka wa Discount
FADLAN WAC WAXII FAAHIN INTAA DHEER 0617504951
"Our Massive concern is to save your vision ,,