11/12/2025
๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐ฉ๐ฎ๐๐ฅ๐ข๐ ๐ก๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐ฆ๐๐ซ๐ ๐๐ง๐๐ฒ ๐๐ข๐ฉ๐ก๐ญ๐ก๐๐ซ๐ข๐ ๐จ๐ฎ๐ญ๐๐ซ๐๐๐ค ๐๐ข๐ง๐๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ญ ๐๐๐๐.
๐. ๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐จ๐ฐ๐ซ๐๐๐๐ญ๐จ (๐๐ข๐ฉ๐ก๐ญ๐ก๐๐ซ๐ข๐)?
๐๐ฟGowracato waa cudur faafa oo uu keeno bakteeriyada Corynebacterium diphtheriae. Waxay samaysaa sun (toxin) dhaawacda dhuunta, sanka, maqaarka iyo gudaha jirka.
๐. ๐๐๐ฑ๐๐ ๐ฌ๐๐๐๐๐?
๐๐ฟWaxaa sababa:
Bakteeriyada Corynebacterium diphtheriae
Waxay soo saartaa diphtheria toxin oo keena dhaawaca unugyada iyo calaamadaha halista ah.
Badanaa waxay ku faaftaa meelaha ay dadka ku yar tahay tallaalka.
๐. ๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฑ๐๐ฒ ๐๐๐ฅ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ก๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐๐ซ๐ค๐จ?
๐๐ปCalaamadaha ugu muhiimsan:
A. Ku dhaca dhuunta (Respiratory diphtheria)
Qandho fudud ilaa dhexdhexaad
Sore throat (cunaha oo xanuuna)
Pseudomembrane (xuub cawl/gray ah oo ku samaysma cunaha) โ calaamada ugu muhiimsan
Bull neck (qoor barar weyn)
Neefsashada oo ku adkaata
Afka oo saliid/biyo badan ka soo qubanaya (drooling)
Daciifnimo, cuntada oo yaraata
B. Ku dhaca maqaarka (Cutaneous diphtheria)
Boogo xanuun leh oo leh xuub cawl ah.
๐. ๐๐ข๐๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐ค๐๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐๐๐?
โ๏ธGowracato waxay ku faaftaa:
Neef-mareenka: qufac, hindhiso, hadal dhow (respiratory droplets)
Taabashada pseudomembrane ama boogaha maqaarka
Qalabka lagu wada isticmaalo sida: weel, tuwaal, bacad
Ilmaha iyo dadka la deganaanta ugu badan ayay ku faaftaa.
๐. ๐๐ข๐๐๐ ๐ฅ๐๐ ๐ฎ ๐๐ข๐๐ ๐ง๐จ๐ฌ๐-๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐?
Waxaa lagu ogaadaa:
๐. ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ข๐๐๐ฅ (๐๐๐ฅ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ก๐ ๐ฅ๐ ๐๐ซ๐ค๐๐ฒ๐จ)
Pseudomembrane, bull neck, qandho, neefta oo ku adkaata
โ Haddii lagu arko, waa in si degdeg ah loo bilaabo daaweynta xitaa ka hor culture.
๐. ๐๐๐๐จ๐ซ๐๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ
Throat swab culture
PCR haddii la heli karo
Test loo yaqaan Elek test oo lagu ogaanayo toxin-ka (haddii la heli karo).
๐. ๐๐๐๐ฐ๐จ (๐๐ซ๐๐๐ญ๐ฆ๐๐ง๐ญ) ๐ฆ๐ ๐ฅ๐๐๐๐๐ก๐๐ฒ?
๐๐ฟHaa. Daaweynta rasmiga ah waa labo qaybood:
๐. ๐๐ข๐ฉ๐ก๐ญ๐ก๐๐ซ๐ข๐ ๐๐ง๐ญ๐ข๐ญ๐จ๐ฑ๐ข๐ง (๐๐๐)
Waa daawada ugu muhiimsan ee joojiya sunta bakteeriyada
Waxaa la siiyaa IV ama IM, qiyaasta waxay ku xiran tahay darnaanta
๐. ๐๐ง๐ญ๐ข๐๐ข๐ฒ๐จ๐จ๐ญ๐ข๐ค๐จ
Erythromycin
40โ50 mg/kg/day, 4 qaybood (children)
500 mg PO QID, 14 days (adults)
Penicillin G
IM/IV 14 days
๐. ๐๐ฎ๐ฉ๐ฉ๐จ๐ซ๐ญ๐ข๐ฏ๐ ๐๐๐ซ๐
Oxygen
Airway management
IV fluids
Isolation (droplet precautions).
๐. ๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐จ๐ฆ๐ฉ๐ฅ๐ข๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง๐ฌ ๐๐ก ๐จ๐จ ๐ค๐ ๐๐ก๐๐ฌ๐ก๐ ๐ก๐๐๐๐ข๐ข ๐๐๐ง ๐ฅ๐ ๐๐๐๐ฐ๐๐ฒ๐ง?
๐๐ปHaddii aan la daaweyn, sunta bakteeriyada waxay dhaawacdaa xubnaha muhiimka ah:
๐. ๐๐๐๐ง๐๐ก๐
Myocarditis
Arrhythmias
Heart failure (halis badan)
๐. ๐๐๐๐-๐ฆ๐๐ซ๐๐๐ง๐ค๐
Airway obstruction pseudomembrane-ka oo xirma
Respiratory failure
๐. ๐๐๐ซ๐๐๐ฆ๐๐ก๐
Neuropathy (paralysis)
Afka, indhaha ama lugaha oo hawlgab noqda
๐. ๐๐ข๐ฅ๐ฒ๐๐ก๐
Acute kidney injury
E. ๐. ๐๐๐๐ซ๐ข
Haddii aan la helin DAT iyo antibiyootik โ ku dhowaad 5โ10% dhimasho; carruurta yar iyo dadka waaweyn ayaa ugu nugul.
๐๐๐ฅ๐จ ๐ฌ๐จ๐ฃ๐๐๐๐ข๐ง..
1-Dhamaan waalidiinta ubadka soomaliyeed waxan ku baraarujinayaa iney ilmaha talaalan kana warqabaan in cudurkan gowracatada ah jiro
2-ilma walba ee xanuunsanaya laguna Arko calaamadaha an kor kusoo xusay in dhaqtarka ugu dhaw loogeeyo si gargaar dagdag ah xili h**e u helo hadi cudurka u noqdo gawracato.
3-in qof walbo close contact bukaan xanuunsan booqday ama haayo in u qaato 14 maalmood dawada kahortaga ama talalka.
4-sidoo kale in bulshada awareness keedu sareeyo bahda cafimaadka sojeedintedana loonuglaado.
5-bahda cafimaadka gaar ahaan wasaarada cafimaadka dalka in talaalka DAT si daฤ daฤ ah gobol walba ay u gaarsiso madaama referral pathway aad u adag yahay.