Tayo & Raqiis FamilyCare Hospital

Tayo & Raqiis FamilyCare Hospital Waa isbitaal U taagan daryeelka Caafimaad ee buslada

๐Ÿ’ผ BOOS SHAQO BANAAN: CUNNO KARIYE & LAUNDERINGIsbitaalka Tayo & Raas Family Care Hospital wuxuu baafinayaa qof isku ah C...
15/09/2026

๐Ÿ’ผ BOOS SHAQO BANAAN: CUNNO KARIYE & LAUNDERING
Isbitaalka Tayo & Raas Family Care Hospital wuxuu baafinayaa qof isku ah Cunno Kariye iyo Dhaqo-dharka (Laundering).
๐Ÿ“‹ SHURUUDAHA SHAQADA:
๐Ÿ“† Khibrad: Ugu yaraan
3 sano ah oo uu ka shaqeeyay Isbitaal ama Maqaaxi.
๐Ÿ“ Deegaanka: Inuu deggan yahay degmooyinka u dhow Isbitaalka (Shibis, Shangaani, Yaqshiid, Bondheere).
โณ Gunaanadka (Deadline): 18 Sept 2026.
๐Ÿ“ž LA XIRIIRKA:โ˜Ž๏ธ Taleefanka: 0616 10 99 88
๐Ÿ“ Goobta: Isgoyska Maanaboolyo, Mogadishu, Somalia

La Tacaalida Dhalmo la,aanta Dumar Nagu Soo Booqo Tayo&RaqiisFamilyCareHospital
09/09/2026

La Tacaalida Dhalmo la,aanta Dumar
Nagu Soo Booqo
Tayo&RaqiisFamilyCareHospital

Daaweynta Dhagxaanta XamiitadaMa isku aragtay xanuun ba'an oo kugu dhasha dhanka midig ee caloosha๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir: +...
08/09/2026

Daaweynta Dhagxaanta
Xamiitada
Ma isku aragtay xanuun ba'an oo kugu
dhasha dhanka midig ee caloosha
๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir: +252 61 6109988
๐Ÿ“ Goobta: Isgoyska Maanaboolyo, Mogadishu, Somalia.

06/09/2026

๐Ÿคฐ Maxaa keeni kara bararka ku dhaca Hooyada Uurka leh?Bararka cagaha, gacmaha, ama wejiga wuxuu ku dhici karo hooyada uurka leh, gaar ahaan bilaha dambe. Inkastoo bararka qaar uu caadi yahay, haddii uu si lama filaan ah u bato ama uu la socdo madax-xanuun iyo aragga oo daciifa, wuxuu noqon karaa calaamad u baahan baaritaan caafimaad oo degdeg ah.โš ๏ธ Ha iska indhatirin caafimaadkaaga iyo kan ilmahaaga!

Maxaa Keeni Kara Bararka Hooyada Urka Leh?โœ… Dhiig Yarida (Anemia)โœ… Isbeddelka Kuyimaada Hormoonnadaโœ… Cadaadis Ilma-galee...
26/08/2026

Maxaa Keeni Kara Bararka Hooyada Urka Leh?
โœ… Dhiig Yarida (Anemia)
โœ… Isbeddelka Kuyimaada Hormoonnada
โœ… Cadaadis Ilma-galeenka / Fadhiga ama Istaagga BadanNagu Soo boqo Tayo & Raqiis FamilyCare Hospital
๐Ÿ“ž La xiriir: +252 61 6109988
๐Ÿ“ Isgoyska Maanaboolyo, Mogadishu, Somalia

Ma la kulantay caqabado dhanka dhalmada ah? ๐ŸŒธโœจHa ka quusan riyadaada hooyonimo. Nagu soo booqo Tayo & Raqiis FamilyCare ...
23/08/2026

Ma la kulantay caqabado dhanka dhalmada ah?
๐ŸŒธโœจHa ka quusan riyadaada hooyonimo.
Nagu soo booqo Tayo & Raqiis FamilyCare Hospital si aad u hesho baaris iyo daawayn xirfadeed oo loogu talagalay dhalmo la'aanta dumarka.
๐Ÿ“ž Wac: +252 61 6109988
๐Ÿ“ Cinwaanka: Isgoyska Maanaboolyo, Mogadishu, Somalia๐ŸŒ Tayo&RaqiisFamilyCareHospital

Daaweynta Hurdo La,aanta CaruurtaNagu Soo Booqo Qeybta CaruurtaTayo&RaqiisFamilyCareHospital
19/08/2026

Daaweynta Hurdo La,aanta Caruurta
Nagu Soo Booqo Qeybta Caruurta
Tayo&RaqiisFamilyCareHospital

Daaweynta Calool Fadhiga CaruurtaNagu Soo Booqo Qeybta CaruurtaTayo&RaqiisFamilyCareHospital
18/08/2026

Daaweynta Calool Fadhiga Caruurta
Nagu Soo Booqo
Qeybta Caruurta
Tayo&RaqiisFamilyCareHospital

 Waxaan Qaadaneynaa   Nurse oo leh aqoon caafimaad iyo khibrad shaqo. * Shahaado Auxiliary Nursing ama Nursing Assistanc...
16/08/2026


Waxaan Qaadaneynaa Nurse oo leh aqoon caafimaad iyo khibrad shaqo.



* Shahaado Auxiliary Nursing ama Nursing Assistance oo ka timid machad la aqoonsan yahay.
* Ruqsad ama diiwaangelin xirfadeed, haddii loo baahdo.
* Aqoon aasaasi ah oo ku saabsan daryeelka bukaanka iyo ka hortagga caabuqyada.
* Aqoon ku saabsan First Aid iyo habraacyada xaaladaha degdegga ah.
* Xirfado wanaagsan oo isgaarsiin iyo la macaamilka bukaanka ah.
* Dabeecad naxariis, ixtiraam iyo dulqaad leh.
* Awood u leh inuu si wanaagsan ula shaqeeyo kooxda caafimaadka.
* Awood u leh inuu raaco tilmaamaha kalkaalisada masuulka ah.
* Xirfad wanaagsan oo ku saabsan la socodka xaaladda bukaanka iyo warbixinteeda.
* Ilaalinta sirta, karaamada iyo asturnaanta bukaanka.
* U hoggaansanaanta anshaxa caafimaadka iyo badbaadada bukaanka.
* Awood jireed iyo maskaxeed oo ku filan gudashada waajibaadka shaqada

๐Ÿ“… Deadline: 22Agust 2026

๐Ÿ“ž 0616 10 99 88

๐Ÿ“ข WE ARE HIRING!Fursad shaqo oo gaarWaxaa Qaadaneynaa  Dhakhtarad ku takhasustay Obstetrics & Gynecology.Shuruudaha:โ€ข Ma...
16/08/2026

๐Ÿ“ข WE ARE HIRING!
Fursad shaqo oo gaar
Waxaa Qaadaneynaa Dhakhtarad ku takhasustay Obstetrics & Gynecology.

Shuruudaha:
โ€ข Master Degree in Obstetrics & Gynecology
โ€ข Ugu yaraan 5 sano oo khibrad shaqo ah
โ€ข Khibrad h**e oo isbitaallo waaweyn ah
โ€ข Awood u leh qalliinnada Obstetric iyo Gynecological

Goobta: Isgoyska Maanaboolyo, Muqdisho, Soomaaliya

Haddii aad buuxinayso shuruudaha, ka faaโ€™iidayso fursaddan shaqo oo codso hadda.

Dukumentiyada ku dir: 0616 10 99 88
๐Ÿ“… Deadline: 20Agust 2026

๐Ÿ“ž 0616 10 99 88

Address

Isgoyska Maanaboolyo
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo & Raqiis FamilyCare Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category