26/07/2026
Ma ka cabanaysaa madax-xanuun daran?
Ha dhayalsan madax-xanuunka soo noqnoqda, wuxuu noqon karaa calaamad muujinaysa dhibaato la xiriirta neerfaha.
La kulan Dhakhtarka Neerfaha ee Bahnano Specialist Hospital si aad u hesho baaritaan iyo talo caafimaad oo ku habboon.
๐ Nala soo xiriir: 7700