AFLAH Specialist Hospital

AFLAH Specialist Hospital Kusoo dhowow gacma furan isbitalka aflah

Xulka matalayay isbitaalka aflax ayaa manta guul kufurtay tartanka Barqad Pharmaceutical   oo kasocdo garoonka yaqshiid ...
20/12/2024

Xulka matalayay isbitaalka aflax ayaa manta guul kufurtay tartanka Barqad Pharmaceutical oo kasocdo garoonka yaqshiid

Hambalyo hambalyo

Waxaa naga go'an inaanu daryeel caafimaad oo naxariis leh oo tayo sare leh siino adiga iyo ehelka aad jeceshahay. Haddii...
20/11/2024

Waxaa naga go'an inaanu daryeel caafimaad oo naxariis leh oo tayo sare leh siino adiga iyo ehelka aad jeceshahay. Haddii aad u baahantahay daryeel deg-deg ah, baaritaan joogto ah, ama daaweyn takhasus ah, waxaanu halkan kuugu joognaa tallaabo kasta oo caafimaD ah

fadlan nagu soobooqo xarunteena kutaala inta udhaxeysa carafaat iyo mahad alla

13/09/2024

waxaanu mudnaanta siinaynaa saxnaanta iyo xawaaraha caafimaadkaaga. Anagoo adeegsanayna tignoolajiyada casriga ah iyo khabiiro khibrad leh, adeegyadayada shaybaadhka

- Baadhitaano dhamaystiran
- Natiijooyin lagu kalsoonaan karo oo loogu talagalay go'aannada daawaynta ee wanaagsan

Horay ugaar oo nagu sooboqo xarunta hospitalka wuxu kuyala inta udhaxeysa labajada mahad alle iyo carfaaat wadada warashadaha

Juma kariim dhamaan bulshada inagu xiran Waxa idin rajeneyna bad qab iyo caafimaad By AFLAH Specialist Hospital 🙏🙏
13/09/2024

Juma kariim dhamaan bulshada inagu xiran

Waxa idin rajeneyna bad qab iyo caafimaad

By AFLAH Specialist Hospital 🙏🙏

AFLAH HOSPITAL WAXAA KAHELEYSA ADEEG DHAMESTIRAN DUMARKA IYO CARUUTA INTABA ADEEGYADA DUMARKA 1 daryeelka uurka; daryeel...
08/09/2024

AFLAH HOSPITAL WAXAA KAHELEYSA ADEEG DHAMESTIRAN DUMARKA IYO CARUUTA INTABA

ADEEGYADA DUMARKA

1 daryeelka uurka; daryeel dhamestiran iyo lasocodka inta aad uurka ledahay

2 ogaanshaha iyo daweynta caada wareerka

3 Dhiigbaxa culus

Caafimaadkaga ayaa ah mudnaantayada

Si aad balan uqabsato ama nooso boqato
Fadlan nagala sooxirir

+252 61 8422642

Hospitalka wuxu kuyala inta udhaxeysa

Carafat iyo labaajada mahad alla wadada warshadaha

Ee dagamadA yaqshiid

Address

Yaaqshid Labajada Mahad Ala
Mogadishu
00252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AFLAH Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category