Dr. Abdullahi Yusuf -Ortho&Trauma

Website

Dr. Abdullahi Yusuf -Ortho&Trauma Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr. Abdullahi Yusuf -Ortho&Trauma, Orthopedist, Mogadishu.

Dhaqtarka lafaha wuxuu idiin qaban doonaa:-
-Qaliimada dhaawacyada lafaha, murqaha iyo seedaha
-Badalista kal goysyada jaba ama dhamaada
-Toosinta lafaha qaloocan
-Dheereynta lafaha gaabta
-Qurxinta iyo daboolidda dhaawacyada murqaha iyo maqaarka

25/08/2026

Sea, sand and sunrise🔥

13/08/2026

Moosku wax dhibaato ah uma keeno bukaanada loo sameeyay qaliinka, wuxuuna leeyahay macdano muhiim u ah jirkeena.

11/08/2026

Caabuqa ku dhaca kala goysyada caruurta waa mid halis ah oo burburinaya carjawda hadii aan si dhaqso ah loola tacaalin.

08/08/2026

Jab cududa 9bilood ah oo kala reystay kadibna aan u sameynay qaliin lafo ku shubid iyo kabid ah.

06/08/2026

Maxaa ka jira sheeko Soomaaliga aan filaayo intiina badan in aad maqasheen oo dhaheysa “Ninka guursada haweeney ka weyn dhuuxa ayaa ka dhamaanaya”.

01/08/2026

Lafta cududa oo jab bur bur ah ku yimid loona sameeyay qaliin casri ah.

30/07/2026

Sidee u aragtaa qofka jaban in uusan iska jarin ama gurin cidiyaha?
H**e ma u aragtay/maqashay arintaan?

29/07/2026

Xabad jabisay bowdada oo loo kabay qaab aan dhaawac weyn loosii geysaneyn bukaanka - MIPO.

27/07/2026

25/07/2026

Jabka shanshada oo si qurux badan loo kabay.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Abdullahi Yusuf -Ortho&Trauma posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category