Dr. Abdirahman Yabarow

Dr. Abdirahman Yabarow Welcome to Dr. Abdirahman Yabarow's Official Page! Hospital Director, Wadajir Hospital | Specializing in Internal Medicine

20/08/2026

Mala nooshahay Xanuunka macaanka?

La kulan ๐——๐—ฟ. ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐˜„, dhakhtarka daaweynta iyo la-tacaalida cudurka macaanka (๐ฌ๐จ๐ค๐จ๐ซ๐ญ๐š) ee Isbitaalka Wadajir.





04/08/2026

Qofka qaba cudurka macaanka (๐’๐จ๐ง๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ฐ๐ ๐š), cunto noocee ah ayaa loo oggolyahay inuu cuno?

๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐˜๐š๐›๐š๐ซ๐จ๐ฐ, oo ah dhakhtar ku takhasusay ๐๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฅ๐š๐ญ๐š๐œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐๐๐š ๐œ๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ฆ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐ค๐š ee Isbitaalka Wadajir, ayaa muuqaalkan si faahfaahsan inoogu sharraxaya cuntooyinka ku habboon qofka qaba sonkorowga, cuntooyinka ay tahay in layareeyo ama laga fogaado, iyo talooyin muhiim ah oo ka caawinaya inuu si wanaagsan u maareeyo caafimaadkiisa.




25/07/2026

Ma dareemeysaa calool-xanuun joogto ah?

La kulan ๐——๐—ฟ. ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ฑ๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐˜…๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ๐˜„, oo ku takhasusay Cudurrada Guud iyo Uur ku jirta ee Isbitaalka Wadajir.





14/07/2026

Ma ogtahay sida ugu wanaagsan ee loo maareeyo cudurka Sonkorta (Macaanka)?

๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐˜๐š๐›๐š๐ซ๐จ๐ฐ oo ah dhakhtar ku takhasusay daaweynta iyo latacaalidda cudurka macaanka oo ka hawlgala Isbitaalka Wadajir ayaa muuqaalkan si faahfaahsan kuugu sharraxaya talooyinka ugu muhiimsan ee ka caawinaya qofka qaba sonkorowga inuu si wanaagsan u maareeyo xaaladdiisa, una ilaashado caafimaadkiisa.





09/07/2026

๐Œ๐š ๐จ๐ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ 5-๐ญ๐š ๐ญ๐ข๐ข๐ซ ๐ž๐ž ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฑ๐š๐ค๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฒ๐จ ๐ฌ๐จ๐ง๐ค๐จ๐ซ๐จ๐ฐ๐ ๐š (๐Œ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐ค๐š)?

๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐˜๐š๐›๐š๐ซ๐จ๐ฐ, oo ah dhakhtarka ku takhasusay ๐๐š๐š๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฅ๐š ๐ญ๐š๐œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐๐๐š ๐œ๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ฆ๐š๐œ๐š๐š๐ง๐ค๐š ee Isbitaalka Wadajir, ayaa si faahfaahsan inoogu sharraxaya.





27/06/2026

Ma aragtay isbeddel ku yimid muuqaalka jirkaaga?

La kulan ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐˜๐š๐›๐š๐ซ๐จ๐ฐ, dhakhtar ku takhasusay daaweynta iyo la-tacaalidda cudurka macaanka (๐’๐จ๐ค๐จ๐ซ๐ญ๐š) ee Isbitaalka Wadajir, si aad u hesho qiimeyn caafimaad, talo iyo daryeel ku habboon.
Caafimaadkaaga maanta ilaali, si aad berri u caafimaad qabto.





22/06/2026

Ma aragtay isbeddel ku yimid muuqaalka jirkaaga?
La kulan ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐˜๐š๐›๐š๐ซ๐จ๐ฐ, dhakhtar ku takhasusay daaweynta iyo la-tacaalidda cudurka macaanka (๐’๐จ๐ค๐จ๐ซ๐ญ๐š) ee Isbitaalka Wadajir, si aad u hesho qiimeyn caafimaad, talo iyo daryeel ku habboon.

Caafimaadkaaga maanta ilaali, si aad berri u caafimaad qabto.

18/06/2026

๐Œ๐ข๐ฒ๐š๐š๐ ๐๐ก๐ข๐› ๐ค๐š ๐ช๐š๐›๐ญ๐š๐š ๐๐ก๐ข๐ข๐ -๐ฅ๐šโ€™๐š๐š๐ง๐ญ๐š?

Ha iska indho tirin calaamadaha ๐๐ก๐ข๐ข๐ -๐ฅ๐šโ€™๐š๐š๐ง๐ญ๐š sida daal joogto ah, tabar-darro, madax-wareer ama neef-qabatin. La kulan ๐ƒ๐ซ. ๐‚๐š๐›๐๐ข๐ซ๐š๐ฑ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐˜๐š๐›๐š๐ซ๐จ๐ฐ dhakharka daaweynta ๐œ๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐ฎ๐ฃ๐ข๐ซ๐ญ๐š, si aad u hesho baaritaan sax ah, talo caafimaad iyo daaweyn ku habboon.





15/06/2026

Matahay qof da,yar malagaa shegay xanunka macaanka?
La kulan Dr. Cabdiraxmaan Yabarow, dhakhtarka daaweynta iyo la-tacaalida cudurka macaanka ( ๐ฌ๐จ๐ค๐จ๐ซ๐ญ๐š ) ee Isbitaalka Wadajir.





Address

Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Abdirahman Yabarow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share