Voices for Health - Somalia

Voices for Health - Somalia Voices for Health waa madal hormuud u ah isku xirka iyo wada shaqaynta bahda caafimaadka ee Soomaaliya.

Ujeeddadeedu waa in la xoojiyo nidaamka caafimaadka, lagana shaqeeyo xalinta caqabadaha ugu waaweyn ee haysta caafimaadka dalka.

๐Ÿ๐Ÿ• ๐…๐ž๐›๐ซ๐ฎ๐š๐ซ๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”Voices for Health-Somalia oo kaashanaysa Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed waxa ay tababar muhiim ah oo ...
18/02/2026

๐Ÿ๐Ÿ• ๐…๐ž๐›๐ซ๐ฎ๐š๐ซ๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”

Voices for Health-Somalia oo kaashanaysa Ururka Dhakhaatiirta Soomaaliyeed waxa ay tababar muhiim ah oo cinwaankiisu ahaa:

๐’๐ž๐ซ๐ข๐ž๐ฌ ๐Ž๐ง๐ž ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ๐ฌ ๐“๐ซ๐š๐ข๐ง๐ข๐ง๐ !
"๐“๐จ๐ฉ๐ข๐œ: ๐‘๐ž๐›๐ฎ๐ข๐ฅ๐๐ข๐ง๐  ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐’๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ๐ฌ ๐ข๐ง ๐…๐ซ๐š๐ ๐ข๐ฅ๐ž ๐š๐ง๐ ๐‚๐จ๐ง๐Ÿ๐ฅ๐ข๐œ๐ญ-๐€๐Ÿ๐Ÿ๐ž๐œ๐ญ๐ž๐: ๐ˆ๐ง๐ญ๐ซ๐จ๐๐ฎ๐œ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ญ๐จ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ ๐š๐ง๐ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐ฌ๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ž๐ฆ ๐ฌ๐ญ๐ซ๐ž๐ง๐ ๐ญ๐ก๐ž๐ง๐ข๐ง๐ .", u qabteen qaybaha kala duwan ee bahda caafimaadka.

Tababarkan ayaa ujeedkiisu ahaa in ka-qaybgalayaasha la siiyo faham qoto dheer oo ku saabsan, Qaab-dhismeedka nidaamka caafimaadka (Health Systems) iyo Xeeladaha lagu xoojin karo nidaamka si loo dhiso mid adkaysi leh (resilient).

Tababarka waxaa si heer sare ah u bixiyay ๐ƒ๐ซ. ๐€๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š ๐€๐›๐๐ž๐ฅ๐ซ๐š๐ณ๐š๐ค, oo khibrad dheer u leh xoojinta nidaamyada caafimaadka, gaar ahaan dalalka nugul.

Voices for Health-Somalia waxay sii wadi doontaa dadaalada lagu xoojinayo aqoonta, hoggaaminta, iyo wada-shaqeynta si loo dhiso nidaam caafimaad oo Soomaaliyeed oo adkaysi leh.

Voice for Health iyo Ururka Dhaqaatiirta Somaliyeed waxay isla qabanayaan tababar cinwaankiisu yahay โ€œRebuilding Health ...
16/02/2026

Voice for Health iyo Ururka Dhaqaatiirta Somaliyeed waxay isla qabanayaan tababar cinwaankiisu yahay โ€œRebuilding Health Systems in Fragile and Conflict-Affected: Introduction to Health system and Health system strengtheningโ€.

Tababarkaan ayaa ujeedkiisu yahay in la siiyo ka-qaybgalayaasha faham qoto dheer oo ku saabsan qaab-dhismeedka nidaamka caafimaadka (health system), tiirarkiisa aasaasiga ah, iyo xeeladaha lagu xoojin karo si loo dhiso nidaam adkaysi leh (resilient), hufan, isla markaana awood u leh inuu ka jawaabo xaaladaha nuglaanta iyo colaadaha.

Tababarka waxaa bixin doono Dr Abdalla Abdelrazak oo ah dhaqtar mudo dheer kasoo shaqeeyay xoojinta nidaamka caafimaadka dalka.

Date: 17/Feb/2026
Location: SMA Office, Jowhara Apartments

15/02/2026

Mr Bile Ahmed: Shaqaalaha dowlada miyaa laga bilaabi doonaa hirgalinta Caymiska Caafimaadka?

Majiraa Community based scheme loogu talagalay dadka nugul qaabka enrollment loogu sameyn lahaa?

Ka jawaabay: DrJalaaludiin Yusuf Ahmed

13/02/2026

๐’๐ฎ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š: Maaddaama private-sectorka ay bixiyaan inta badan adeegyada caafimaadka dalka, sidee ayay Hayโ€™addu ula shaqaynaysaa isbitaallada gaarka loo leeyahay inta lagu jiro marxaladda naqshadeynta Caymiska Caafimaadka Qaranka?

๐๐ฎ๐ž๐ฌ๐ญ๐ข๐จ๐ง: Given that the private sector provides the majority of health services in the country, how will the Authority engage and collaborate with private hospitals during the design phase of the National Health Insurance?

Ka jawaabay: DrJalaaludiin Yusuf Ahmed

11/02/2026

๐’๐ฎ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š: Soomaaliya waa dal federaal state ah oo leh nidaam maamul goboleedyo kala duwan, marka sidee ayuu Caymiska Caafimaadka Qaranku ula shaqeyn doonaa maamul-goboleedyada si uu u xoojiyo nidaamka caafimaadka dalka loona yareeyo kala qaybsanaanta?

๐๐ฎ๐ž๐ฌ๐ญ๐ข๐จ๐ง: Somalia is a federal state with a decentralized system of regional administrations. How will the National Health Insurance work with the Federal Member States to strengthen the countryโ€™s health system and reduce fragmentation?

Ka jawaabay: DrJalaaludiin Yusuf Ahmed

10/02/2026

๐’๐ฎ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š: Ma noo sheegi kartaa adeegyada caafimaadka ee laga filayo inay qayb ka noqdaan xirmooyinka ugu horeeyo ee Caymiska Caafimaadka, Qaabkee ayaa mudnaanta adeegyadaas loo goโ€™aamin doonaa?

๐๐ฎ๐ž๐ฌ๐ญ๐ข๐จ๐ง: Can you tell us which health services are expected to be included in the initial National Health Insurance benefit packages, and how priorities for these services will be determined?

Ka jawaabay: DrJalaaludiin Yusuf Ahmed

09/02/2026

๐’๐ฎ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š: Sidee ayuu Caymiska Caafimaadka Qaranku uga shaqayn doonaa Soomaaliya; Qaabkee ayaa lacagaha loo ururinayaa loona mideynayaa, Marka uu nidaamku caymiska ka hirgalo dalka, side ayay bukaanada u heli doonaan adeegyada caafimaadka?

๐๐ฎ๐ž๐ฌ๐ญ๐ข๐จ๐ง: How will National Health Insurance operate in Somalia? How will funds be collected and pooled, and once the insurance system is implemented nationwide, how will patients access health services?

Ka jawaabay: DrJalaaludiin Yusuf Ahmed

08/02/2026

๐’๐ฎ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š: Ku dhowaad 44.9% kharashaadka guud ee ku baxo caafimaadka dalka waxuu si toos uga baxaa jeebka qoysaska( waxa loo yaqaano out of pocket payments), midaas oo ku riixayso qoysas badan dhibaato dhaqaale, gaar ahaan barakacayasha, dadka saboolka ah, iyo dadka ku nool badiyaha, marka Sidee ayaa Caymiska Caafimaadka Qaranka looga filayaa inuu yareeyo culayskaas mustaqbalka?

Question: Nearly 44.9% of total health expenditure in the country is paid directly out of householdsโ€™ pockets (known as out-of-pocket payments). This has pushed many families into financial hardship, especially internally displaced people, poor households, and rural communities. How is National Health Insurance expected to reduce this financial burden in the future?

Ka jawaabay: Dr Abdulrasak Ahmed Jalaludin

07/02/2026

๐’๐ฎ๐š๐š๐ฌ๐ก๐š: Kadib burburkii dowladii dhexe ee Somaliyeed, Bulshada Somaliyeed waxa ay maqlayaan in Caymiska Caafimaadka Qaranka dibidada loo taagay, marka qaabka ugu fudud ee aad bulshada Somaliyeed ugu sharxi karto waxa uu yahay Caymiska Caafimaadka Qaranka iyo faaidada uu leeyahay, iyo Marxaladaha uu soo maray?

Question: After the collapse of the Somali central government, Somali society has recently been hearing about the reintroduction of National Health Insurance. In the simplest terms, how would you explain what National Health Insurance is, its benefits, and the stages it has gone through?

Ka jawaabay: Dr Abdulrasak Ahmed Jalaludin

๐•๐จ๐ข๐œ๐ž๐ฌ ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก โ€“ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ฎ ๐ช๐š๐›๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐›๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฅ๐š๐Ÿ๐š๐ ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ๐š๐ฒโ€œ๐‡๐ข๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐‚๐š๐ฒ๐ฆ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ...
05/02/2026

๐•๐จ๐ข๐œ๐ž๐ฌ ๐Ÿ๐จ๐ซ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก โ€“ ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฌ๐ข ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ฎ ๐ช๐š๐›๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐›๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ ๐ฅ๐š๐ ๐ฎ ๐ฅ๐š๐Ÿ๐š๐ ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ๐š๐ฒ
โ€œ๐‡๐ข๐ซ๐ ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐ข๐๐š๐š๐ฆ๐ค๐š ๐‚๐š๐ฒ๐ฆ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š (๐๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐‡๐ž๐š๐ฅ๐ญ๐ก ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ฎ๐ซ๐š๐ง๐œ๐ž) ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.โ€

Ujeeddada madashan ayaa ahayd in la xoojiyo fahamka bulshada ee caymiska caafimaadka, lagana doodo doorka uu Nidaamka Caymiska Caafimaadka ka qaadan karo yareynta kharashaadka tooska ah ee caafimaadka (Out-of-Pocket payments), iyo sidii adeega Caymiska Caafimaadka loo gaarsiin lahaa guud ahaan dalka.

Madasha waxa marti ku ahaa Dr. Abdulrazak Yusuf Ahmed, Agaasimaha Guud ee Hayโ€™adda Caymiska Caafimaadka Qaranka ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, oo si qoto dheer uga hadlay jihada, fursadaha iyo caqabadaha hirgelinta caymiska caafimaadka qaranka.

Address

Taleeh
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Voices for Health - Somalia posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share