Dr=mahad mohamed Ahmed Dr Arizona

Dr=mahad mohamed Ahmed  Dr Arizona ku soo dhowaada page rasmiga ah Dr_Arizona

HERE WE GO ๐Ÿšจ Teendhada ayaa si rasmi ah loogu laabanayaa.
25/08/2025

HERE WE GO ๐Ÿšจ

Teendhada ayaa si rasmi ah loogu laabanayaa.

Caasha Aadan Ugaas Xirsi oo gashay kaalinta 1-aad ee Imtixaanka Qaranka Sannad Dugsiyeedka 2024/2025.Caasha waxey dhigan...
24/08/2025

Caasha Aadan Ugaas Xirsi oo gashay kaalinta 1-aad ee Imtixaanka Qaranka Sannad Dugsiyeedka 2024/2025.

Caasha waxey dhiganeysay Dugsiga SOS ee Gobolka Banaadir waxa ayna heshay cel celis ahaan 91.99%

Nin ku leh Codkaaga igu dooro & nin ku leh qof & qori keeba ku dan ah ?
12/08/2025

Nin ku leh Codkaaga igu dooro & nin ku leh qof & qori keeba ku dan ah ?

War Dag Dag : Cabdiraxman Cabdishakuur oo ka jawaab celiyay isdiiwaangalinta Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa yiri โ€ฆ โ€œQof iy...
12/08/2025

War Dag Dag : Cabdiraxman Cabdishakuur oo ka jawaab celiyay isdiiwaangalinta Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa yiri โ€ฆ โ€œQof iyo Qoriโ€

12/08/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Aroos wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax.
โ€Ž
ุจุงุฑูƒ ุงู„ู„ู‡ ู„ูƒู…ุง ูˆุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠูƒู…ุง ูˆุฌู…ุน ุจูŠู†ูƒู…ุง ููŠ ุฎูŠุฑ

Waxaan halkan hambalyo Aroos wacan iyo duco aan la soo koobi Karin uga diraayaa wllkeyga abdirahman daud xaji cumar & Marwadiisa Drs. Natiifa xussen maxamed oo maanta nikaa Xooda ka dhacay magaalada muqdisho.

Guurkiinu guur khayr gurigiinu guri negi Guullow ka yeel. โค๏ธโค๏ธ๐ŸŽ‰

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa Taliyaha cusub ee Guutada 14-ka Octob...
06/08/2025

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa Taliyaha cusub ee Guutada 14-ka October si rasmi ah ugu magacaabay G/dhexe Cabdiraxiin Maxamed Munye, kadib soo jeedin ka timid Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar

Saxib Ka badan Waad U qalantaa Guul Ku Rajeynaa
Col Abdirahim Munye

Hambalyo Hambalyo Hambalyo ๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“Waxaan Halkaan Hambalyo Qalin Jabin Farxadeed Oo Aan Lasoo Koobi Karin hawada u marinayaaa...
31/07/2025

Hambalyo Hambalyo Hambalyo ๐ŸŽ“๐ŸŽ“๐ŸŽ“

Waxaan Halkaan Hambalyo Qalin Jabin Farxadeed Oo Aan Lasoo Koobi Karin hawada u marinayaaa
walashey =maryan mohamed ahmed

Waan Ku Farax Sanahay Guusha Aad Ka Gaartay Qayb Ka Mida Hayankaaga Wax Barasho.
Ee bachelor

Waxaan Ku Leeyahay Dadaalka Halkaa Kasii Wad Rabina Ha kugu Anfaco Cilmigaad Baratay
Allah Kula Garab Galo Hamigaaga Nololeed iyo Hiigsigaaga Durugsan.๐ŸŽ“

Malaayiin Jeer Ayaan Ku Leeyahay Hambalyo .

Congratulation Every Success begins with a dream.

Taliyihii Saldhigga Waaxda Horseed Ee Degmada Marka Faarax Xuseyn Qeyliyow Oo Lagu Diley Marko Xilli Uu Ku Guda Jirey Sh...
21/07/2025

Taliyihii Saldhigga Waaxda Horseed Ee Degmada Marka Faarax Xuseyn Qeyliyow Oo Lagu Diley Marko Xilli Uu Ku Guda Jirey Shaqooyinkiisii Maalinlaha Ahaa Taliyaha ilahy ha U Naxriisto Faarax Oo Shaqo Adag U Haayey Maamulka Degmada Marka.

Address

Kpp
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr=mahad mohamed Ahmed Dr Arizona posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category