Nafis Kids Department

Nafis Kids Department Nafis Development program waxaan ugu tala galnay caruurta baahiyaha gaarka qabo iyo caruurta caadiga.

26/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak ๐ŸŒ™๐Ÿค

Maalmaha barakaysan ee Ciidda Carafo awgeed, Nafis Counselling and Therapy Center waxay dhammaan Muslimiinta ugu hambalyeeyneysaa maalinka ciidul adxaa

Ciid Wanaagsan! โœจ

26/05/2026

๐ŸŒ™ Eid Mubarak โœจ
Ilaahay ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana idin siiyo farxad, nabad, iyo barwaaqo. Ciid wanaagsan dhammaan muslimiinta ๐Ÿ

23/05/2026

Carruurta waa iftiinka mustaqbalka.
Marka la siiyo jacayl, taageero, iyo waxbarasho sax ah โ€” waxay gaari karaan wax walba. ๐Ÿ’™โœจ

19/05/2026

Carruurta baahiyaha gaarka qaba iyo waalidiintooduba waxay mudan yihiin jacayl, faham, iyo garab istaag ๐Ÿ’™
Ha xukumin waxa aadan arkin, naxariis muuji.

๐ŸŒŸ Ku soo biir kooxda NAFIS!Waxaan raadineynaa Assistant Teacher firfircoon oo jecel waxbaridda iyo la shaqeynta carruurt...
12/05/2026

๐ŸŒŸ Ku soo biir kooxda NAFIS!
Waxaan raadineynaa Assistant Teacher firfircoon oo jecel waxbaridda iyo la shaqeynta carruurta. ๐Ÿ“šโœจ

Haddii aad leedahay:
โœ”๏ธ Aqoon dhinaca waxbarashada ama social work
โœ”๏ธ Xirfad wanaagsan oo English ah
โœ”๏ธ Dulqaad, dadaal, iyo jaceyl waxbarid

Fursaddan adigaa ku habboon! ๐Ÿ’š

๐Ÿ“ฉ Codso oo buuxi form kaan
https://forms.gle/Gv3RqCQTwTMeSqdq5

10/05/2026

Happy Motherโ€™s Day
Waxaan hambalyo iyo duco qalbi leh u diraynaa dhammaan hooyooyinka โค๏ธ
Mahadsanidiin jacaylka, daryeelka, iyo dadaalka aad carruurtiinna u hurtaan maalin kasta ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿ‘งโ€๐Ÿ‘ฆโœจ
Maalintiinna farxad ku qaata.

Kor u qaad codka ilmahaagaโ€”Speech Therapy tayo sare leh      Balanso la talin tayo sare leh! ๐Ÿ—ฃ๏ธ๐Ÿ’™
05/05/2026

Kor u qaad codka ilmahaagaโ€”Speech Therapy tayo sare leh Balanso la talin tayo sare leh! ๐Ÿ—ฃ๏ธ๐Ÿ’™

02/05/2026

Haddii aad rabto in ilmahaaga helo xirfado dhab ah oo uu nolashiisa isticmaali karo

ABA therapy waa meeshii aad ka bilaabi laheyd

Annagana diyaar ayaan u nahay inaan kula socono safarkaas.

01/05/2026

1-da May โ€“ Maalinta Howlwadeenadda Adduunka ๐Ÿค

Nafis Counselling and Therapy Center waxay u hambalyo iyo mahadcelin u direysaa dhammaan howlwadeenadda dadaalka, kartida, iyo naf-hurnimada leh ee bulshada u adeega.

Waxaan aaminsanahay in caafimaadka maskaxda ee howlwadeenadda uu yahay furaha waxqabad wanaagsan iyo nolol dheellitiran.

Sidaas darteed, Nafis waxay mudnaan gaar ah siisaa daryeelka caafimaadka maskaxda ee shaqada iyo howlwadeenadeedda. ๐Ÿ’š

Address

Mogadisho
Mogadishu
00000

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nafis Kids Department posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share