drs.fartuun

drs.fartuun male

08/02/2025
Wa.me/+252615089019☑Waa maxay buro biyood( ovarian cyst)Buro biyoodku waa qeeb yar oo bararta kuna aruuraan biyo oo ka s...
03/02/2025

Wa.me/+252615089019
☑Waa maxay buro biyood( ovarian cyst)
Buro biyoodku waa qeeb yar oo bararta kuna aruuraan biyo oo ka sameysanta ugxanta.
Waa xaalad aad u badan sameysantana xiliga wareega caadada.

☑Nooc buro biyoodka
Buro biyoodka waxaa ugu caansan laba nooc
1) Burada ugxanta xirta oo loo yaqaano ( FOLLICULAR CYSTS ) waxa ay dhacadaa buradaan marka ay ugxanta ukunta ay sameysay kuna soo deyn weydo tubooyinka si ay u bacrimto ama dhiig caado looga bedelo markaa ukunta qaangaartay ee aan la soo deyn ayaa isku badaleysa buro biyood.
2) Burada dahaarka ee loo yaqaano
( CORPUS LUTEUM CYSTS ) marka ay ugxanta ukun qaangaaratay ay soo saarto ka dibna ay ku soo deyso tubooyinka si ay falgal u sameyso meesha ugxanta ukunta ka soo deyso waxaa ku hara xuubkii dahaarayay ukunta ka dibna marka ukunta lagu soo daayo tubooyinka waa uu shuuqaa dahaarka si uu usoo diyaariyo ukun kale lkn hadii uu shuuqi waayo waxaa gala biyo waxa uu noqdaa buro ka dibna caadada waa ay weysaa gabadha.
: waxaa kaloo jira kuwo aan aad u badneen oo ay kenaan xanuuno kale sida unugyada minka oo ku abuurma ugxanta

☑Maxaa keena buro biyoodka?
Waxaa keena buro biyoodka
1) cilado ku yimaada hormoonada dhalmada
2) Caabuq ku yimaada minka
3) infection-ka galmada ku faafa

☑Calaamadaha lagu garto buro biyoodka
Buro biyood sida badan calamaado sooma saarto lkn hadii ay aad u bararto oo xaalad qatar ah ay gaarto waxaa lagu garan karaa
1) calool xanuun
2) kaf xanuun
3) dhabar xanuun
4) xanuun xiliga isku taga lamaanaha
5) xanuun xiliga caadada
6) xili aan caado jirin dhiig ay xubinta ka yimaado
7) kaadida oo soo noqnoqota,

Wa.me/+252615089019

Wa.me/+252615089019Waa Maxaay Cambaar?Cambaartu Waa Cudur Ku Dhaca Maqaarka Saameyn Weeyn Ku Yeesha Jirka Bili Aadamka.W...
03/02/2025

Wa.me/+252615089019

Waa Maxaay Cambaar?

Cambaartu Waa Cudur Ku Dhaca Maqaarka Saameyn Weeyn Ku Yeesha Jirka Bili Aadamka.

Waxaan Isla Arkeeynaa Waxyaabaha Keena Iyo Meelaha Owka Imaado

1. Gooryaan Ku jira Caloosha

2. Xasaasiyad Tan Maqaarka Ama Tan Dhiigga Raacda

3. Nadaafad Darro Dhanka Jirkaada Ah Ama Maryo Wasaqeysan Oo Aad Gashato

Waana Cudur Lakala Qaado Waxaana Lagu Kala Qaadaa

1. Dhiigga
2. Dharka
3. Gacmaha
4. Jiifka Ama Gogosha

Dhammaan Walaalaha Soomaaliyeed Eeka Cabanaaya Cudurkaan Waxaan Idiin keenay Ama Idiin Heynaa Daawo Dabiici Ah Oo Kaa Cirib Tirin Kaana Baabi'ineeysa Cudurkaan Insha Allah

Walaalaha Qaaligaa Ee Soomaaliyeed Meelkastoo Aad Joogtaan Dal Iyo Debed Waxaad Nooga Heli Kartaan Si Fudud Daawadaan Insha Allah Ee Nagala Soo Xiriira Whatspp Number Ama Call 📞 Number

Wa.me/+252615089019

GaaskaMAKA CABANAYSAA GAASKA OO MAKU HAYAA GAASKA?Gaasku waa cudur ku dhaca xuubka gudaha ee caloosha .Laba nuuc ayuu u ...
03/02/2025

Gaaska

MAKA CABANAYSAA GAASKA OO MAKU HAYAA GAASKA?

Gaasku waa cudur ku dhaca xuubka gudaha ee caloosha .
Laba nuuc ayuu u qeybsamaa gaasku:
• Mid ka yimaada dawa la isticmaalay sida;dawooyinka xanuun baabi’yasha
• Mid ka yimaada jeermis ama ka dhasha khalal difaaca jirka(pernicious anemia)

HADABA HADAAD KA CABANEYSO LABADAAN NUUC EE CUDURKAAN
WAXAAN KUU HEYNA Daawo herbal ah oo ka daawaynayso Xanuunka i.a

Waxaad sidoo kale helaysaa talooyin iyo latashi Dhakhtar.

Waad helaysaa daawada Meel walba Aad joogti
Welcome
- - - - - - - - - - - - baydhabo kismaayo ilaa iyo meelkasta somaliya ay degto nagala soo xariir tell.nunbarka shaashada kaaga muuqdo@everyone wa.me/+252615089019

03/02/2025
Ma tahay qof qaba xanuuunka quunka (sore throat)dadka qaar ayaa iska qala quumanka hadaba waxaan kuu haynaa daawa kaa ba...
03/02/2025

Ma tahay qof qaba xanuuunka quunka (sore throat)dadka qaar ayaa iska qala quumanka hadaba waxaan kuu haynaa daawa kaa baabi'neysa xanuunka

Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp

http://wa.me/+252615089019

Address

Somaliya
Mogadishu
1234

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when drs.fartuun posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share