Maqal Audiology Clinic

Maqal Audiology Clinic “Bedqabka maqalkaagu waa mudnaanteena koowad”

Kafaaiideyso fursad mudo kooban soconeysa!Maqal Audiology Clinic waxay bixineysaa qiimo dhimis mudo kooban soconeysa.
05/08/2026

Kafaaiideyso fursad mudo kooban soconeysa!
Maqal Audiology Clinic waxay bixineysaa qiimo dhimis mudo kooban soconeysa.

Kafaaiideyso fursad mudo kooban soconeysa.
30/07/2026

Kafaaiideyso fursad mudo kooban soconeysa.

29/07/2026

Bukaan muddo kacabaneysey maqal yari oo looxirey sameecadaha maqalka.

Dib u maqal codka nolosha.
28/07/2026

Dib u maqal codka nolosha.

25/07/2026

Maqal yaridu ma aha dhammaadka rajada, waa xaalad la daaweyn karo. 🦻🏾
Waxaa farxad noo ah inaan aragno bukaannadeenna oo dib u helaya codadka nolosha, kalsooni cusubna kula nool qoysaskooda iyo bulshada.
Bedqabka maqalkaaga waa mudnaantena koowad.

İska hubi nuuca sameeecadaha aad isticmaaleysid inta aysan wax yeeleynin maqalkaaga.     #𝐡𝐞𝐚𝐫𝐢𝐧𝐠𝐥𝐨𝐬𝐬
23/07/2026

İska hubi nuuca sameeecadaha aad isticmaaleysid inta aysan wax yeeleynin maqalkaaga.
#𝐡𝐞𝐚𝐫𝐢𝐧𝐠𝐥𝐨𝐬𝐬

Waxaan magaalada muqdisho si hufnaan  leh noogu qabsoomay munaasab lagu taagyeeraayey bukaanadada maqalkoodu hooseyo lag...
19/07/2026

Waxaan magaalada muqdisho si hufnaan leh noogu qabsoomay munaasab lagu taagyeeraayey bukaanadada maqalkoodu hooseyo laguna gudoonsiinaayey qalabka maqalka oo free ah si ay maqalkooda dib ugu helaan , waxaa programka iska kaashtay hayadda caalamiga ah TADD (Turkey Africa frienship association ) iyo xarunta maqal clinic.

İn waqti h**e la ogaado maqal yarida waxa ay ka caawin kartaa in xal loohelo bukaanka.

13/07/2026

Maqalka oo yaraada wuxuu sababaa hadalka oo luma ,
Latacaalidda waqti h**e waxay badbaadin kartaa lumitaanka hadalka.

The world sounds better when you hear every word
04/07/2026

The world sounds better when you hear every word

“Dib umaqak codka nolosha”Hel Cod fasiix ah oo aan ku dhibeynin ayadoo la isticmaalayo teknoloji yadda casriga ah ee Aİ.
30/06/2026

“Dib umaqak codka nolosha”
Hel Cod fasiix ah oo aan ku dhibeynin ayadoo la isticmaalayo teknoloji yadda casriga ah ee Aİ.

Address

Mogadishu

Opening Hours

09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maqal Audiology Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share