23/07/2026
Bishaaro Bishaaro Bishaaro
Dad waynaha ku dhaqan magaalada laascaanood iyo nawaaxigeeda,Waxaa lugu wargalinayaa in dhakhaatiirteenna qeybta ragga ay ku sugan yihiin isbitaalka gargaar tarikh 01-August-2026
Fadlan si aad isku diiwaan galisid wac talefonadan
line 754445
0634108080 ama 0907751155