HALDOOR HOSPITAL

HALDOOR HOSPITAL ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐€๐๐ž๐ž๐  ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐ ๐Ž๐จ ๐ฅ๐š ๐ก๐ฎ๐›๐จ

Calamadahan ma isku aragtaa marka cuntada cuntid kadib ?
19/09/2026

Calamadahan ma isku aragtaa marka cuntada cuntid kadib ?

๐Ÿฅ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐๐›๐š๐š๐๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ค๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š โ€“ ๐Ÿ๐Ÿ• ๐’๐ž๐›๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐š๐ซMaalinta Badbaadada Bukaanka Adduunka waa maalin lagu xoojinayo ba...
17/09/2026

๐Ÿฅ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐๐›๐š๐š๐๐š๐๐š ๐๐ฎ๐ค๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š โ€“ ๐Ÿ๐Ÿ• ๐’๐ž๐›๐ญ๐ž๐ฆ๐›๐š๐ซ

Maalinta Badbaadada Bukaanka Adduunka waa maalin lagu xoojinayo badbaadada iyo tayada daryeelka caafimaadka.

๐ŸŽฏ Ujeeddadu waa:

* In bukaanka la siiyo daryeel ammaan ah oo tayo leh.
* In laga hortago khaladaadka iyo waxyeellada laga yaabo inay ka dhalato daryeelka caafimaadka.
* In bukaanka iyo qoyskiisu ay qayb ka noqdaan goโ€™aannada caafimaadkooda.
* In shaqaalaha caafimaadku si wanaagsan u wada shaqeeyaan.

๐Ÿฉบ HALDOOR HOSPITAL wuxuu aaminsan yahay in bukaanku mudan yahay daryeel badbaado leh, ixtiraam iyo adeeg caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.

Daryeel badbaado ah. Bukaanno awood leh. Soomaali caafimaad qabta. ๐Ÿ’™๐Ÿ’š

15/09/2026

Ma darentaa shuban joogta ah iyo miisankada hoos udhacaayo adigoo cunaayo cuntada caadi ah xitaa malinti 5 jeer


14/09/2026
14/09/2026

๐Ÿ“ข WARGELIN MUHIIM AH โ€“ HALDOOR HOSPITAL

Waxaa diyaar ku ah isbitaalka HALDOOR HOSPITAL Dr. Abukar Ahmed (Dr. Macruuf) , halkaas oo uu bulshada ugu adeegayo aqoontiisa iyo khibraddiisa caafimaad.

๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr. Abukar Ahmed (Dr. Macruuf)
๐Ÿฉบ Dhaqtarka Cudurada Haweenka iyo Qalliimadooda

Waxaad kala tashan kartaa:
โ€ข Cudurada haweenka
โ€ข Dhibaatooyinka caadada
โ€ข Uurka iyo daryeelkiisa
โ€ข Dhibaatooyinka taranka
โ€ข Qalliinnada haweenka
โ€ข Iyo adeegyada kale ee caafimaadka haweenka

๐Ÿฅ Haldoor Hospital
๐Ÿ“ Aargada, Degmada Madina โ€“ inta u dhexeysa Hormuud iyo Jidka Cakaaro
๐Ÿ“ž Kala xiriir: 061 890 0522

Haldoor Hospital โ€“ Daryeel tayo leh iyo adeeg caafimaad oo lagu kalsoon yahay.
caruurta

12/09/2026

๐˜ผ๐™ฅ๐™ฅ-๐™ ๐™– Baano waxaa hadda si rasmi ah uga heleysa HALDOOR HOSPITAL
Tani waxa ay bukaannada siinaysaa fursad ay si sahlan ugu heli karaan adeegyada caafimaad ee Haldoor Hospital , sida ballanta dhakhaatiirta iyo talooyin caafimaad oo waxtar u leh bukaanada.

12/09/2026

Walidka waxaa kala talineeynaa sido ula tacaali lahaa ilmahiisa haduu qandho ku arko
Kala tasho Dr Muna Yusuf
Dhaqtarada caruurta iyo dhalanka isbitalka haldoor

๐˜ผ๐™ฅ๐™ฅ-๐™ ๐™– Baano waxaa hadda si rasmi ah uga heleysa HALDOOR HOSPITAL Tani waxa ay bukaannada siinaysaa fursad ay si sahlan ...
12/09/2026

๐˜ผ๐™ฅ๐™ฅ-๐™ ๐™– Baano waxaa hadda si rasmi ah uga heleysa HALDOOR HOSPITAL
Tani waxa ay bukaannada siinaysaa fursad ay si sahlan ugu heli karaan adeegyada caafimaad ee Haldoor Hospital , sida ballanta dhakhaatiirta iyo talooyin caafimaad oo waxtar u leh bukaanada.


Jimco mubarak
11/09/2026

Jimco mubarak

Ilmahaada caafimadkooda waqti sii Hadii aad ku aragto calamadahan so socdo      Ha yareeysanin La tasho dhaqtar caruur I...
09/09/2026

Ilmahaada caafimadkooda waqti sii

Hadii aad ku aragto calamadahan so socdo




Ha yareeysanin
La tasho dhaqtar caruur
Isbitalka haldoor waxa diyaar ku ah ah
Dr.Muna Yusuf Abdulle
Dhaqtarada caruurta iyo
Dhalaanka

Address

Jaale Siyaad Street
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HALDOOR HOSPITAL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category