19/04/2026
Drs. Naima Bashir waa dhakhtar ku takhasustay caafimaadka haweenka (Obstetrician& gynecologist ), kana shaqeysa Xarunta Caafimaadka ee Gacal Waxay Drs Naima bashir bixisaa daaweyn iyo la-talin tayo leh oo ku saabsan caafimaadka haweenka.
Ku booqo xarunta si aad u hesho daryeel dhameystiran.