Pharma Solutions

Pharma Solutions Pharma Solutions is pharmaceutical and hospital products distributor in the domestic market.

We have a worldwide partner network for different types of products and services that allow us to work safely in international trade processes.

🟢 FURSAD SHAQOWaxan raadineyna Medical Representative in uu team-kena kuso biiro. Haddi aad xiiseyneysid ama aad taqaani...
14/07/2026

🟢 FURSAD SHAQO

Waxan raadineyna Medical Representative in uu team-kena kuso biiro. Haddi aad xiiseyneysid ama aad taqaanid qof fursadan ku haboon fadlan CV kusoo dir [email protected]

07/05/2026

Dr. Abdulkadir Dahir Osman ayaa ka warbixinaya madasha sanadkii labaad ee Pharma & Healthcare Leadership Conference ee aan ka aheyn sponser.

Waxa uu shirka dhacay 05 bishan hotel afrik, waxa ka so qeyb gashay madax, ganacsato iyo cidwalba oo daneynaysay hormumarka iyo tayada daawoyinka somalia.

Waxaan aad ugu faraxsanahay inan sponser ka heyn madashii sanadka labaad ee Pharma & Healthcare Leadership Conference.Sa...
07/05/2026

Waxaan aad ugu faraxsanahay inan sponser ka heyn madashii sanadka labaad ee Pharma & Healthcare Leadership Conference.

Sanadkan waxa diirada lagu saaray sharciga cusub ee daawada, iyo fursadaha uu kusoo kordhinayo adeegyada caafimaadka, gaar ahaan dhinacyada tayada, helitaanka daawooyinka, iyo horumarinta nidaamka caafimaadka.

Pharma Solutions waxey u taagan tahay tayeynta, hormarinta daawada aan keeno anago raaceyno shirciyada cusub ee wadanka iyo kuwa caalamiga ah.

EID MUBARAK Dhamaan Ummada Somaliyeed meel walba aad joogtan.Farxad ku ciida Dhamaan.
19/03/2026

EID MUBARAK Dhamaan Ummada Somaliyeed meel walba aad joogtan.

Farxad ku ciida Dhamaan.

Address

Goley Tower, Abdikasin Road/Mogadishu
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Pharma Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share