Dr.Mohamed Aweys

Dr.Mohamed Aweys Dhakhtarka Caruurta

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
31/07/2025

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

Mala dhibanyahay ubadkaaga qufac joogto ah, la kulansii dhaqtarka caruurta si uu u helo baaritaano caafimad oo dhameysti...
28/07/2025

Mala dhibanyahay ubadkaaga qufac joogto ah, la kulansii dhaqtarka caruurta si uu u helo baaritaano caafimad oo dhameystiran.

Mala dhibanyahay ubadkaaga cunto xumo, la kulan dhaqtarka caruurta si aad u hesho baaritaano sax ah.
23/07/2025

Mala dhibanyahay ubadkaaga cunto xumo, la kulan dhaqtarka caruurta si aad u hesho baaritaano sax ah.

Hadii aad ku aragto ubadkaaga shantaan calaamadood,  waxaa suurtagal ah inuu la dhibanyahay xanuuno caloosha ah, la kula...
21/07/2025

Hadii aad ku aragto ubadkaaga shantaan calaamadood, waxaa suurtagal ah inuu la dhibanyahay xanuuno caloosha ah, la kulansii dhaqtarka.

Mala dhibanyahay ubadkaaga xasaasiyad, la xiriir dhaqtarka caruurta si ubadkaaga u helo daaweyn ku haboon.
16/07/2025

Mala dhibanyahay ubadkaaga xasaasiyad, la xiriir dhaqtarka caruurta si ubadkaaga u helo daaweyn ku haboon.

Hadii aad ku aragto ilmahaaga madax xanuun joogto ah, la xiriir dhakhtarka caruurta si ubadkaaga u helo baaritaan caafim...
14/07/2025

Hadii aad ku aragto ilmahaaga madax xanuun joogto ah, la xiriir dhakhtarka caruurta si ubadkaaga u helo baaritaan caafimad oo dhameystiran.

Hadii aad ku aragto ubadkaaga calaamadahan, waxaa muhiim ah in aad la kulantid dhaqtarka caruurta.
06/07/2025

Hadii aad ku aragto ubadkaaga calaamadahan, waxaa muhiim ah in aad la kulantid dhaqtarka caruurta.

Caruurtu waxay u baahan yihiin daryeel gaar ah iyo dhakhtar u heelan caafimaadkooda Dhaqtarka wuxuu mar walba diyaar u y...
01/07/2025

Caruurtu waxay u baahan yihiin daryeel gaar ah iyo dhakhtar u heelan caafimaadkooda Dhaqtarka wuxuu mar walba diyaar u yahay daaweynta dhamaan xanuunada ku dhaca caruurta, la kulan dhaqtarka.

HAMBALYO:Dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa Maalinta Xorriyadda qaranka, oo ku beegan 1-da Luulyo,...
01/07/2025

HAMBALYO:
Dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeynayaa Maalinta Xorriyadda qaranka, oo ku beegan 1-da Luulyo, hambalyo dhamaantiin.

Sii hooyo ubadkaaga talaalka, talaalku waa difaaca ugu fiican ee looga hortagi karo xanuuno halis ah.
30/06/2025

Sii hooyo ubadkaaga talaalka, talaalku waa difaaca ugu fiican ee looga hortagi karo xanuuno halis ah.

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Mohamed Aweys posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share