Makah Trading Co.

Makah Trading Co. MAKAH TRADING COMPANY is a health and wellness company based in Mogadishu, Somalia, specializing in high-quality vitamins and dietary supplements.

20/08/2026

QIIMO DHIMIS 25%

Madareentaa Timo Daadasho , Dhawaaqa lafaha iyo kala gooysada , Daal, intaas iyo in ka badan hadii aad isku argtay waxaa kugu Yar Collagenka.

Sidookale Collagen ka wuxuu kaa Caawinayaa Qurxinta iyo Daryeelka Maqaarka , Timaha iyo Cidiyaha

Dalbo hada oo Yaa lakaa Hor dhameysanin.

Wixi Faahfaahin ah Nakala soo Xiriir

Whatsapp : 61 3926148

Makah Trading Co.

17/08/2026

HIATAL HERNIA - DALOOLKA NABARKA CALOOSHA.

Naka Gaarsiiya Guuxaaye Taladaan

Muuqaal kan waxaa si faahfaahsan ugu bogan doontaa Talaaboyinka muhiim ka ah ee aad u baahantahy iyo Vitamins ka kaa cawinayo Xanuunka gaaska noocan Hiatal hernia.

Wixi Faahfaahin ah nakala soo Xiriir

Whatsapp : 61 3926148

Ma ubahaantahy Goob aad ka wada heli karto Dhammaan Nooc walba oo Vitamins iyo Supplements ah oo u baahneed.Shirkada Mak...
16/08/2026

Ma ubahaantahy Goob aad ka wada heli karto Dhammaan Nooc walba oo Vitamins iyo Supplements ah oo u baahneed.

Shirkada Makah Trading Co. Waxey kuu heysaa Dhammaan Brands ugu sareeyo aduunka sida Now fooda , new leaf iyo Earth Creation.

Wixi Faahfaahin ah Nakala soo Xiriir

Whatsapp : 61 3926148

16/08/2026

Ma dareentaa Timo Daadasho , wadno xanuun , Daal iyo Tabar daro hadaba waxaa kugu yar Iron ka.

Ironka waa Vitamin jirka muhiim u ah kaas oo ka caawiyo in jirka uu u shaqeyo si Dheeli Tiran.

Vitamin kan iyo Nooc walba oo u baahantahy waxey Diyaar kugu yihiin shirkada Makah Trading Co.

Wixi Faahfaahin ah Nakala soo Xiriir

Whatsapp : 61 3926148

11/08/2026

Qurxi Skinkaaga oo u muuqo Qof Da'yar.

Macaamiisheena Sharafta leh waxaa Qiimo Dhimis 25% ah idin galinay Collagen , ka Faaiideysi Wacan.

Wixi Faahfaahin ah Nakala soo Xiriir
Whatsapp : 61 3926148

Makah Trading Co.

08/08/2026

Majeceshahy inaad yeelato Maqaar iyo skin qurux badan Oo u muuqatid Qof da'yar.

Intaas iyo ka badan waxaa kaa caawinaayo Collagen.

Waxey shirkada Makah Trading Co. Idin galisay Collagenki aad wada jecledeen Qiimo Dhimis 25% ah.

Ka faaiideyso oo yaa lakaa hor dhameysanin

Wixi Faahfaahin ah Nakala soo Xiriir

Whatsapp : 61 3926148

Big Discount 25% - Waqti Kooban kaliyaMacaamiisheena Sharafta leh waxaa idin ogeysiineynaa in Collagen ki aad jecledeen ...
05/08/2026

Big Discount 25% - Waqti Kooban kaliya

Macaamiisheena Sharafta leh waxaa idin ogeysiineynaa in Collagen ki aad jecledeen aan idin Galinay Discount 25% ah.

Maanta waxaad ku heli kartaa Qiimo aad u yar ,
Ka faaiideyso oo yuu kaa hor dhammaanin.

Wixi Faahfaahin ah Nakala Soo xiriir

Whatsapp : 61 3926148

Makah Trading Co.

01/08/2026

Wali Timaha Maku Dataan oo Xal ma u heli la' dahahy.

Wixi Faahfaahin ah Nakala soo Xiriir

Whatsapp : 61 3926148

Makah Trading Co.

01/08/2026

Timaha Maku Dataan oo Maku ko ko'aan hadaba ogow in aad u baahantahy Talaaboyinkan.

Wixi Faahfaahin ah Nakala soo Xiriir

Whatsapp 61 3926148

Makah Trading Co.

26/07/2026

Waxaa Diyaar kuu ah nooc walba oo vitamins oo kaa cawinayo Gym ka iyo Firfircoonida Jirka.

Wixi Faahfaahin ah Nakala soo Xiriir.

Whatsapp : 61 3926148

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Makah Trading Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share