Rajo-Kaab Physiotherapy and Wellness

Rajo-Kaab Physiotherapy and Wellness Kuso dhawoow xarunta Rajo‑Kaab Physiotherapy & Wellness– Noqo qof caafimaad qaba, firfircoon, aadna u xooggan.

Waxan bixinnaa dhammaan adeegyada Fiistarbiyada sida dib u kabidda Lafaha, Murqaha, Seedaha, Xididada jirka, kala goysyada, Neerfaha, IWM.

Nagu soo booqo Rajo-Kaab Physiotherapy & Wellness si aad u hesho daryeel ku habboon xanuunka ku haya.
15/09/2026

Nagu soo booqo Rajo-Kaab Physiotherapy & Wellness si aad u hesho daryeel ku habboon xanuunka ku haya.

jumca mubarak
10/09/2026

jumca mubarak

Haddii aad isku aragto xanuun jilbaha ah, ha sugin in dhibaatadu sii badatoNaso booqo si aad u hesho daryeelka caafimaad...
09/09/2026

Haddii aad isku aragto xanuun jilbaha ah, ha sugin in dhibaatadu sii badato
Naso booqo si aad u hesho daryeelka caafimaad ee ku habboon, una soo ceshato nolol firfircoon oo caafimaad leh.

09/09/2026

Dad badan ayaa is weydiiya: Sidee ayay suurtagal u tahay in qof qaba dhaawaca seedaha jilibka (ACL) uu muddo toddobaadyo gudahood dib ugu soo laabto dhaqdhaqaaqiisa?

World Physiotherapy Day🌍
08/09/2026

World Physiotherapy Day🌍

Jumma Wanaagsan! 🤲🏽🌙
03/09/2026

Jumma Wanaagsan! 🤲🏽🌙

Physiotherapy sax ah wuxuu kaa caawin karaa inaad si wanaagsan ugu soo laabato dhaqdhaqaaqa iyo nolol maalmeedka.
29/08/2026

Physiotherapy sax ah wuxuu kaa caawin karaa inaad si wanaagsan ugu soo laabato dhaqdhaqaaqa iyo nolol maalmeedka.

JUMCO MUBAARAK
27/08/2026

JUMCO MUBAARAK

Rajo-Kaab Physiotherapy & Wellness – Caafimaad, Dhaqdhaqaaq iyo Soo-kabasho. 💚
25/08/2026

Rajo-Kaab Physiotherapy & Wellness – Caafimaad, Dhaqdhaqaaq iyo Soo-kabasho. 💚

Jumma Wanaagsan
20/08/2026

Jumma Wanaagsan

Address

Laamiyaraha Zoope
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajo-Kaab Physiotherapy and Wellness posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share