Dr Anas Adam Ali - Dr Akram

Dr Anas Adam Ali - Dr Akram Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Anas Adam Ali - Dr Akram, Doctor, Mogadishu.

La talin ku saabsan qaliimada lafaha sida:-

1)Dhaawacyada Carjawda iyo Seedaha

2)Toosinta qalooca iyo dheereynta lafaha

3)qaliimada Badalida kala goosyada (jilbaha iyo simaha)

4)qaliimada laf dhabarta

5) kabida jabka iyo biro galinta

Kabidda lafta anqowga gudihiisa, Waa daaweyn lagu xasiliyo ama lagu hagaajiyo dhaawaca lafta anqowga si ay u bogsato oo ...
15/06/2026

Kabidda lafta anqowga gudihiisa, Waa daaweyn lagu xasiliyo ama lagu hagaajiyo dhaawaca lafta anqowga si ay u bogsato oo u shaqeyso si caadi ah.

13/06/2026

Marka qofka laf jabto, biro noocee ah ayaa lagu kabaa si lafuhu dib ugu midoobaan?

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
11/06/2026

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

Dhaqtarka waxa uu kuu qaban doona dhamaan adeegyada la xiriira lafa iyo qaliimadooda oo dhameystiran, la kulan dhaqtarka...
10/06/2026

Dhaqtarka waxa uu kuu qaban doona dhamaan adeegyada la xiriira lafa iyo qaliimadooda oo dhameystiran, la kulan dhaqtarka oo hel daweyn caafimaad oo kugu haboon.

  waa cudur daciifiya lafaha, kana dhiga kuwo jilicsan oo si fudud u jaba, Ogaanshaha iyo daaweynta h**e waxay gacan ka ...
08/06/2026

waa cudur daciifiya lafaha, kana dhiga kuwo jilicsan oo si fudud u jaba, Ogaanshaha iyo daaweynta h**e waxay gacan ka geystaan ilaalinta caafimaadka lafaha.

Ma dareentaa dhabar-xanuun marka aad wax culus qaadaysid, La kulan dhaqtarka lafaha iyo qalliimadooda si aad u hesho baa...
06/06/2026

Ma dareentaa dhabar-xanuun marka aad wax culus qaadaysid, La kulan dhaqtarka lafaha iyo qalliimadooda si aad u hesho baaritaano iyo daaweyn kugu habboon.

HADDII AAD KA CABANEYSO XANUUNADA LAFAHA, LA KULAN DHAQTARKA LAFAHA IYO QALIINKOODA, SI AAD U HESHO DAAWEYN IYO QALIIMO ...
02/06/2026

HADDII AAD KA CABANEYSO XANUUNADA LAFAHA, LA KULAN DHAQTARKA LAFAHA IYO QALIINKOODA, SI AAD U HESHO DAAWEYN IYO QALIIMO CAAFIMAAD OO DHAMAYSTIRAN.

𝐂𝐈𝐈𝐃𝐔𝐋 𝐀𝐃𝐗𝐀 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
26/05/2026

𝐂𝐈𝐈𝐃𝐔𝐋 𝐀𝐃𝐗𝐀 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

Hadii aad la dhibantahay dhaawacyo kaaso gaaray sports-ka, la kulan dhaqtarka, si aad u hesho daryeel caafimaad oo dhama...
21/05/2026

Hadii aad la dhibantahay dhaawacyo kaaso gaaray sports-ka, la kulan dhaqtarka, si aad u hesho daryeel caafimaad oo dhamaystiran.

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Anas Adam Ali - Dr Akram posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category