World Patient Safety Day 2026

Website

World Patient Safety Day 2026 World Patient Safety Day 17th Sep 2026

18/09/2026

World patient safety day 17 september 2026

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐›๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐๐ช๐š๐›๐ค๐š ๐๐ฎ๐ค๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.Muqdisho, 17 ...
17/09/2026

๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐š๐๐๐š ๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Œ๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ ๐ค๐ฎ ๐ช๐š๐›๐š๐ญ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐š๐›๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐๐š๐๐ช๐š๐›๐ค๐š ๐๐ฎ๐ค๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”.

Muqdisho, 17 Sebtembar 2026; Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanka 2026, oo sanadkan loo asteeyey halkudhigga โ€œSafe Care for Life!โ€ Daryeel Badqab Leh, Nolosha oo Dhan.โ€ Munaasabadda oo diiradda lagu saaray xoojinta badqabka bukaanka iyo tayada adeegyada caafimaadka ayaa waxaa furay Agaasimaha Waaxda Adeegyada Caafimaadka, Dr. Mohamed Abdullahi, oo tilmaamey muhiimadda ay leedahay in la dhiso nidaam caafimaad oo bukaanka mudnaanta koowaad siinaya.

Madaxa Qeybta Tayada Adeegyada Caafimaadka iyo Badqabka Bukaanka, Xasan Cali, ayaa munaasabadda ka hadlay isagoo faahfaahiyey ujeeddooyinka Maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanka 2026 iyo dadaallada Wasaaradda ee lagu horumarinayo tayada iyo badqabka adeegyada caafimaadka, waxa uu sidoo kale xusay muhiimadda ay leedahay in dhammaan bah-wadaagta caafimaadku ay si wadajir ah uga shaqeeyaan horumarinta adeegyo caafimaad oo tayo leh, ammaan ah, isla markaana bukaanka ku saleysan.

Intii ay munaasabadda socotay, waxaa lagu soo bandhigay daraasado iyo cilmi-baarisyo caafimaad oo kala duwan, kuwaas oo ay soo jeediyeen la-taliyeyaasha Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, khubaro ka tirsan hayโ€™adaha Qaramada Midoobay iyo bah-wadaagta kale ee caafimaadka. Munaasabadda waxaa ka qaybgalay Agaasime-waaxeedyada iyo madax-qeybedyada Wasaaradda, shaqaalaha caafimaadka, hayโ€™adaha Qaramada ka shaqeeya arrimaha Caafimaadk, Ururrada xirfadlayaasha caafimaadka, isbitaallada dowladda iyo kuwa gaarka loo leeyahay, jaamacadaha, ardayda caafimaadka iyo ururrada dadka la nool xanuunnada aan faafin (NCDs).

Agaasimaha Waaxda Siyaasadda iyo Qorsheynta ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, Dr. Abdirahman Awale, ayaa ugu dambeyn ku boorriyey dhammaan bah-wadaagta caafimaadka in la sii xoojiyo iskaashiga iyo dadaallada lagu horumarinayo tayada adeegyada caafimaadka iyo badqabka bukaanka. Maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanka 2026 ayaa sidoo kale noqotay fursad lagu xoojiyey wacyiga bulshada iyo bahda caafimaadka, laguna dhiirrigeliyey wada-shaqeyn lagu xaqiijinayo adeegyo caafimaad oo tayo leh, ammaan ah isla markaana loo siman yahay.
----------------
๐ƒ๐‡๐€๐Œ๐Œ๐€๐€๐ƒ

03/09/2026

14 maalin oo kaliya ayaa ka dhiman qabsoomidda, ๐Œ๐ฎ๐ง๐š๐š๐ฌ๐›๐š๐๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐๐ช๐š๐›๐ค๐š ๐๐ฎ๐ค๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐Ÿ7 ๐’๐ž๐›๐ญ๐ž๐ž๐ฆ๐›๐š๐ซ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6

๐‘ฏ๐’‚๐’๐’Œ๐’– ๐’…๐’‰๐’Š๐’ˆ๐’‚ ๐’”๐’‚๐’๐’‚๐’…๐’Œ๐’‚๐’‚๐’:Daryeel badqab leh, Nolosha oo dhan!

Munaasbada ayaa ka dhici doonta Mogaalada Mogadishu 17 Sep 2026.

fadlan isticmaal hashtags:
https://f-mo-h-world-patient-safety-day.vercel.app/








World Patient Safety Day 17th Sep 2026

27/08/2026

Safe care for Noncommunicabke diseases-World patient safety day 2026

World Patient Safety Day 17th Sep 2026

World Patient Safety day 17 septemper 2026
26/08/2026

World Patient Safety day 17 septemper 2026

World patient safety day 17 September  2026
25/08/2026

World patient safety day 17 September 2026

Address

Shangani
Mogadishu
N/A

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when World Patient Safety Day 2026 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share