Dr. Shukri Abbas Amin

Dr. Shukri Abbas Amin Psychological Counselling and Training Centre

Ciid Wanaagsan
19/03/2026

Ciid Wanaagsan

03/03/2026

Qaybta 2aad
SOONKA & YARAYNTA WAL-WALKA

Faaiidooyinka Soonka uu ulee yahay Caafimaadka Nafsada.

24/02/2026

Qaybta 1aad
SOONKA & XAKAMAYNA NAFSADA

Faaiidooyinka Soonka uu ulee yahay Caafimaadka Nafsada.

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
19/02/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

17/02/2026
Samee waxyaabahan si aad u ilaaliso caafimaadka maskaxdaada, una kobciso iftiinka gudahaaga, Daryeelka maskaxdu waa dary...
16/02/2026

Samee waxyaabahan si aad u ilaaliso caafimaadka maskaxdaada, una kobciso iftiinka gudahaaga, Daryeelka maskaxdu waa daryeelka naftaada, waana jidka nabadda, farxadda iyo nolol dheellitiran.

Kuwani waa lix nooc oo nasashada ka mid ah si loo gaaro caafimaad dhamaystiran.Qofka aamusan mararka qaar wuxuu noqon ka...
31/01/2026

Kuwani waa lix nooc oo nasashada ka mid ah si loo gaaro caafimaad dhamaystiran.

Qofka aamusan mararka qaar wuxuu noqon karaa kan ugu daalka badan, ha isku qarin xanuunkaaga oo la hadal qof ku fahmi kara, fariimaha qaar ee ka imanaya maskaxda iyo qalbiga waxay tilmaamaan nasasho la’aan iyo daal tira badan.

Ha moogaanin daryeelka naftaada.
La xiriir Daryeel Psychological Counselling & Traning Center – si aad u hesho taageero iyo talo maskaxdaada ku habboon.
.

21/01/2026

π’π’ππžπž π₯𝐨𝐨𝐠𝐚 π›πšπ±πšπš 𝐰𝐚π₯𝐰𝐚π₯𝐀𝐚?
Walwalka hadii aan tusaale ahaan usoo qaadano waa ciida ama dhul beereed ay ku baxaan ama ay ku kobcaan xanuunada kale taaasoo mac naheedu yahay in ay xanuuno badan oo dhimirka ah ay ka bilowdaan walwalka.
Daawo muuqaalkan waxaa kuu sharixi doonto
.

DHIBAATOOYINKA iyo Calaamadaha fikirka badan (Overthinking).La xiriir Daryeel Psychological Counselling  & Training Cent...
20/01/2026

DHIBAATOOYINKA iyo Calaamadaha fikirka badan (Overthinking).
La xiriir Daryeel Psychological Counselling & Training Center, si aad u hesho taageero iyo talo maskaxdaada ku habboon.
. .

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Shukri Abbas Amin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share