Dr iqra sharif hashi

Dr iqra sharif hashi MD: (OBS/ gyne ), fertility expert
Gyne laproscopic surgeries & ivf .

02/10/2026

Bukaan ayaa i weydiisay: Retroverted uterus ma keeni karaa uur la’aan? Badbaado Qoys Fertility Center

ADEEGYADA DHAKHTARADA  HAWEENKA & QALLIINNADOODADaryeel caafimaad oo kuu gaar ah, talo sax ah iyo adeeg ku habboon baahi...
27/09/2026

ADEEGYADA DHAKHTARADA HAWEENKA & QALLIINNADOODA

Daryeel caafimaad oo kuu gaar ah, talo sax ah iyo adeeg ku habboon baahidaada.

Haddii aad la kulanto dhibaatooyin caafimaad oo la xiriira ilmo-galeenka, la tasho dhakhtar ku takhasusay cudurrada hawe...
23/09/2026

Haddii aad la kulanto dhibaatooyin caafimaad oo la xiriira ilmo-galeenka, la tasho dhakhtar ku takhasusay cudurrada haweenka iyo qalliinkooda si aad u hesho baaritaan, talo iyo daaweyn ku habboon.

20/09/2026

Ma ka welwelsan tahay ugxanta ku harsan kaydkaaga? 🥚❤️

Haween badan waxay is weydiiyaan: “Intee le’eg ayay ugxantaydu kayd ahaan ii harsan tahay?”

Waxaa jira baaritaanno lagu qiimeeyo ovarian reserve (kaydka ugxanta), waxaana muhiim ah in la helo qiimeyn sax ah iyo talo dhakhtar.

Haddii aad rabto inaad wax badan ka ogaato xaaladdaada taranka, la xiriir Dr. Iqra Sharif Hashi – Fertility Expert & Gynecologist.

📲 WhatsApp: +252 611 187543
📍 Badbaado Qoys Fertility Center – Wadada Cabdi Qaasim

daweenta caado wareerka ama caado xanuunka
20/09/2026

daweenta caado wareerka ama caado xanuunka

qaliinka qurxinta xubinta taranka dumarka
17/09/2026

qaliinka qurxinta xubinta taranka dumarka

12/09/2026
Jumma Mubaarak 🤲🌙
10/09/2026

Jumma Mubaarak 🤲🌙

Maka cabaneysaa dhicis soo noqnoqda, ha quusan. Waxaa muhiim ah in la sameeyo qiimeyn caafimaad oo lagu ogaanayo sababah...
10/09/2026

Maka cabaneysaa dhicis soo noqnoqda, ha quusan. Waxaa muhiim ah in la sameeyo qiimeyn caafimaad oo lagu ogaanayo sababaha keeni kara dhiciska, loona helo daryeel ku habboon xaaladdaada. 🤍

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr iqra sharif hashi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share