Tudhaale pharmacy in Mogadishu

Tudhaale pharmacy in Mogadishu PASSION FOR QUALITY

πŸ•Œ Jumco Mubaarak 🀍Alle ha inaga aqbalo ducada, cibaadada iyo camalka wanaagsan. Maalintan barakaysan Alle ha inoogu deeq...
15/10/2026

πŸ•Œ Jumco Mubaarak 🀍

Alle ha inaga aqbalo ducada, cibaadada iyo camalka wanaagsan. Maalintan barakaysan Alle ha inoogu deeqo caafimaad, nabad, naxariis iyo rizqi xalaal ah.

🀲 Ψ§Ω„Ω„Ω‡Ω… Ψ΅Ω„ ΩˆΨ³Ω„Ω… ΨΉΩ„Ω‰ Ω†Ψ¨ΩŠΩ†Ψ§ Ω…Ψ­Ω…Ψ― ο·Ί

Jumco wanaagsan dhammaan Muslimiinta. πŸ’š

πŸ’Š Copper 3 mg – Taageer Caafimaadka Jirkaaga!Copper-ku wuxuu muhiim u yahay samayska dhiigga cas, caafimaadka neerfaha i...
14/10/2026

πŸ’Š Copper 3 mg – Taageer Caafimaadka Jirkaaga!

Copper-ku wuxuu muhiim u yahay samayska dhiigga cas, caafimaadka neerfaha iyo xoojinta difaaca jirka.
Order Now :61 1195999
πŸ“ Ka hel Tudhaale Pharmacy

Iskaga Ciribtir Qolfoofta Madaxa Nizoral Daily Prevent Shampoo  Kasoo dalbo :61 1195999 Pharmacy in Mogadishu
13/10/2026

Iskaga Ciribtir Qolfoofta Madaxa Nizoral Daily Prevent Shampoo
Kasoo dalbo :61 1195999
Pharmacy in Mogadishu

🌸 CENTRUM WOMEN MULTIVITAMIN πŸŒΈπŸ’Š Haweenay kasta waxay mudan tahay daryeel iyo nafaqo dheeraad ah! ❀️Centrum Women Multivi...
12/10/2026

🌸 CENTRUM WOMEN MULTIVITAMIN 🌸

πŸ’Š Haweenay kasta waxay mudan tahay daryeel iyo nafaqo dheeraad ah! ❀️

Centrum Women Multivitamin waa kaabis fiitamiino iyo macdano kala duwan leh oo ka qayb qaata taageeridda caafimaadka lafaha, difaaca jirka iyo nafaqada guud. ✨

βœ… Taageeridda caafimaadka lafaha
βœ… Ka qayb qaadashada difaaca jirka
βœ… Taageeridda nafaqada guud
βœ… Ka caawinta jirka la tacaalidda daalka

πŸ›’ Dalbo Hadda – Order Now!

πŸ“ Mogadishu, Somalia – Agagaarka Makal Mukarama
πŸ“ž 61 1195999 / 850189
πŸ“² Facebook, Instagram & X: pharmacy

πŸ’š Tudhaale Pharmacy – Caafimaadkaaga Waa Muhiim!

β˜€οΈ VITAMIN D3 2000 IU πŸ’šMa rabtaa inaad taageerto caafimaadka lafahaaga iyo murqahaaga? Vitamin D3 wuxuu door muhiim ah k...
11/10/2026

β˜€οΈ VITAMIN D3 2000 IU πŸ’š

Ma rabtaa inaad taageerto caafimaadka lafahaaga iyo murqahaaga?
Vitamin D3 wuxuu door muhiim ah ka ciyaaraa nuugista kaalshiyamka iyo ilaalinta caafimaadka lafaha.

βœ… Taageeridda caafimaadka lafaha iyo ilkaha
βœ… Ka qayb qaadashada shaqada murqaha
βœ… Taageeridda hab-dhiska difaaca jirka
βœ… Ka caawinta jirka inuu nuugo kaalshiyamka

πŸ’Š RADIANT PLATINUM Vitamin D3 2000 IU

πŸ“ Tudhaale Pharmacy – Maka Al-Mukarama, Muqdisho, Soomaaliya.

πŸ“ž Dalbo hadda: 61 1195999 / 850189

πŸ’š Caafimaadkaaga mudnaan sii!

πŸ’Š Tudhaale Pharmacy – Caafimaadkaaga Waa Mudnaanteenna! πŸ’šMaareynta sonkorowga waxay u baahan tahay daryeel iyo daawo ku ...
10/10/2026

πŸ’Š Tudhaale Pharmacy – Caafimaadkaaga Waa Mudnaanteenna! πŸ’š

Maareynta sonkorowga waxay u baahan tahay daryeel iyo daawo ku habboon. Dapagliflozin/Metformin waa daawo loo isticmaalo maaraynta sonkorowga nooca 2-aad, iyadoo loo qaato sida uu dhakhtarku kuu qoro.

πŸ“ Goobta: Area Makal Mukarama, Mogadishu, Somalia
πŸ“ž Nagala soo xiriir: 61 1195999 / 850189

πŸ’š Tudhaale Pharmacy – Daryeel caafimaad oo aad ku kalsoonaan karto!

08/10/2026

Gabdhaha ku fikaraaya inay uur qaadan Tan wa umuhiim

πŸ“ Tudhaale Pharmacy : Makka Almukaram
61 1195999

πŸ’Š AdvilMed Carruurta – Yareeyaha Xanuunka iyo Qandhada caruurtaWaxay ku habboon tahay yareynta qandhada, madax-xanuunka ...
07/10/2026

πŸ’Š AdvilMed Carruurta – Yareeyaha Xanuunka iyo Qandhada caruurta

Waxay ku habboon tahay yareynta qandhada, madax-xanuunka iyo xanuunnada fudud ee carruurta.
61 1195999
πŸ“ Tudhaale Pharmacy
πŸ“² Dalbo hadda si aad u hesho.

La soco Sokortaada Dalbo Libre 2 PlusContact :61 1195999 pharmacy in Mogadishu
06/10/2026

La soco Sokortaada
Dalbo Libre 2 Plus
Contact :61 1195999
pharmacy in Mogadishu

πŸ’Š Daawooyin European ah! πŸ‡ͺπŸ‡ΊTudhaale Pharmacy waxaad ka heli kartaa daawooyin tayo leh, vitamins iyo supplements kala duw...
05/10/2026

πŸ’Š Daawooyin European ah! πŸ‡ͺπŸ‡Ί

Tudhaale Pharmacy waxaad ka heli kartaa daawooyin tayo leh, vitamins iyo supplements kala duwan oo loogu talagalay baahiyahaaga caafimaad.
Order Now :61 1195999
πŸ“ Tudhaale Pharmacy

Address

Makka Almukarmah Raod
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tudhaale pharmacy in Mogadishu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share