Dr. Sabrie Garweyne

Dr. Sabrie Garweyne Dr. Sabrie Garweyne waa dhakhtar caafimaad guud oo si weyn ugu heellan wacyigelinta bulshada arrimaha ku saabsan caafimaadka.

05/07/2025

Dhicis waa mid ka mid ah arrimaha ugu naxdinta badan ee ku dhaca haweenka uurka leh. Muuqaalkan waxa aanu kaga hadlaynaa 10 arimood oo sababi kara dhicis soo laalaabta ee hooyada.

👉 Haddii aad uur leedahay ama qorshaynayso uur, waa muhiim inaad ogaato qodobadan si aad naftaada iyo ilmahaaga u badbaadiso.

💬 La wadaag hooyooyinka kale si ay uga faa'iidaystaan!

23/06/2025

Mahadsanidiin dhammaan dadkii ka falceliyay muuqaalkii Hordhaca ahaa ee aan h**e idin kula so wadaagay! 🙏

Hadda waxaan soo dhigay MUUQAALKA OO DHAMEESTIRAN —

Wacyigelin muhiim ah oo ku saabsan halista uu leeyahay Dhiig karka ku dhaco haweenka xiliga uur ka ee leedahay.

🔴 Muuqaalkan waxaad kaga hadli doonaa:

✅ Maxaa sababa Dhiig karka xiliga uurka
✅ Calaamadaha iyo astaamaha laga yaabo in la dareemo
✅ Halista caafimaad ee ku imaan karta hooyada iyo ilmaha
✅ Talooyin ka hortag ah iyo goorta la raadsado daryeel caafimaad

📲 Daawo hadda, la wadaag asxaabtaada, una gudbi dad kale oo laga yaabo in ay u baahanyihiin.

21/06/2025

Wax xiiso leh ayaa soo socda... diyaar ma tihiin? 👀✨

Address

Suuqa Xoolaha
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Sabrie Garweyne posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share