Dr Hamdi Isse

Dr Hamdi Isse Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Hamdi Isse, Radiologist, Benadir, Mogadishu.

Dr. Hamdi isse waa Dhakhtarad ku takhasustay Radiology khibradna uleh ☢️X-ray | Ultrasound | CT Scan | Ultrasound Guided Procedures | Fluoroscopy | Mammography | MRI

Ciid Mubaarak! 🌙✨Waxaan guud ahaan muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabada Cidul-fidri...
19/03/2026

Ciid Mubaarak! 🌙✨

Waxaan guud ahaan muslimiinta gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabada Cidul-fidriga.

Waxaan Eebbe nooga wada baryaayaa inuu acmaasha suuban naga wada aqbalo, ciiddan ciiddeeda kale nagu gaarsiiyo nabad, barwaaqo iyo caafimaad qab.

 Dhammaan umadda Muslimiinta ah waxaan uga hambalyeynaaya bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa bil kheyr, naxarii...
17/02/2026



Dhammaan umadda Muslimiinta ah waxaan uga hambalyeynaaya bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan. Waa bil kheyr, naxariis, iyo dembi dhaaf. Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ka faa'iideysta

06/02/2026

🩻✨ Raajo ma aha kaliya sawir — waa daryeel masuuliyad leh

Radiology-gu ma aha oo keliya in sawir la qaado; waa go’aan caafimaad, ilaalin bukaanka, iyo ogaansho sax ah. Baaritaan kasta waxaa ka dambeeya masuuliyad, aqoon, iyo tixgelin badqab si bukaanku u helo daryeel ku habboon.

Dr. Hamdi Isse Dhakhtarad ku takhasustay Radiology Khibradna u leh: X-ray | Ultrasound | CT Scan | Ultrasound Guided Procedures | Fluoroscopy | Mammography | MRI

🎗️ WORLD CANCER DAY - 📅 4 FebruaryKansar waa la hortagi karaa – waa la daweyn karaa haddii la ogaado waqti h**e.•⁠ Ogaan...
04/02/2026

🎗️ WORLD CANCER DAY - 📅 4 February
Kansar waa la hortagi karaa – waa la daweyn karaa haddii la ogaado waqti h**e.

•⁠ Ogaanshaha h**e waa fursad nololeed
•⁠ Ka fogow sigaarka & maan dooriyaha
•⁠ Cun cunto caafimaad leh
•⁠ Samee baaritaanno joogto ah
La wadaag wacyiga bulahada oo badbaadi nolol
🩺 Ha sugin calaamado culus. Isbaar!





30/01/2026

💬 Patient Communication – Furaha Daryeel Caafimaad oo Wanaagsan

Isgaarsiinta wanaagsan ee u dhaxeysa dhakhtarka iyo bukaanka waa tiirka ugu muhiimsan ee daryeel caafimaad oo tayo leh. Fahamka, dhegeysiga, iyo sharaxaadda cad waxay ka caawiyaan bukaanka inuu ku qanco go’aamada caafimaad ee la qaadanayo.

Dr. Hamdi Isse Dhakhtarad ku takhasustay Radiology Khibradna u leh: X-ray | Ultrasound | CT Scan | Ultrasound Guided Procedures | Fluoroscopy | Mammography | MRI

23/01/2026

🎗️ January – Bisha Wacyigelinta Kansarka Ku Dhaca Afka Ilmo-Galeenka

Bisha January waa bil si gaar ah loogu asteeyay kor u qaadista wacyiga ku saabsan kansarka ku dhaca afka ilmo-galeenka. Ujeeddadu waa in la kordhiyo fahamka bulshada ee cudurkan, muhiimadda baaritaanka h**e, iyo doorka wacyigelintu ku leedahay ka hortagga iyo badbaadinta nolosha haweenka.

Dr. Hamdi Isse Dhakhtarad ku takhasustay Radiology Khibradna u leh: X-ray | Ultrasound | CT Scan | Ultrasound Guided Procedures | Fluoroscopy | Mammography | MRI

18/01/2026

🩺 Pancreas-ka (Ganaca) – Ma jiraa protocol gaar ah marka la dalbanayo baaritaankiisa?

Pancreas-ku waa xubin aad u xasaasi ah, baaritaankiisana wuxuu u baahan yahay habraac (protocol) gaar ah si si sax ah loo qiimeeyo caabuqyada, burooyinka, ama isbeddellada kale ee ku dhaca. Doorashada protocol-ka saxda ah waxay si weyn u saameyneysaa tayada natiijada iyo ogaanshaha cudurka.

Dr. Hamdi Isse Dhakhtarad ku takhasustay Radiology Khibradna u leh: X-ray | Ultrasound | CT Scan | Ultrasound Guided Procedures | Fluoroscopy | Mammography | MRI

05/01/2026

🖥️ Waa maxay Triphasic CT Scan?

Triphasic CT Scan waa nooc CT ah oo la sameeyo saddex marxaladood (phases) kadib marka la isticmaalo IV contrast, si si faahfaahsan loo qiimeeyo xididdada dhiigga.

Dr. Hamdi Isse Dhakhtarad ku takhasustay Radiology Khibradna u leh: X-ray | Ultrasound | CT Scan | Ultrasound Guided Procedures | Fluoroscopy | Mammography | MRI

27/12/2025

Goormee ayaa la isticmaalaa IV Contrast, muxuuna muhiim u yahay marka la sameynayo baaritaannada Radiology-ga?

IV contrast waa dawo xididka laga qaato oo loo adeegsado baaritaanno gaar ah sida CT Scan iyo MRI, si loo muujiyo xididdada dhiigga, unugyada, iyo meelaha shakiga uu kajiro.

Dr. Hamdi Isse
Dhakhtarad ku takhasustay Radiology
Khibradna u leh:
X-ray | Ultrasound | CT Scan | Ultrasound Guided Procedures | Fluoroscopy | Mammography | MRI

20/12/2025

🧪 Waa maxay Oral Contrast?

Oral contrast waa dawo afka laga cabo oo loo isticmaalo baaritaannada sida CT Scan si ay si cad u muujiso caloosha, mindhicirrada, iyo hab-dhiska dheef-shiidka. Waxay ka caawisaa dhakhtarka inuu si fudud u kala saaro xubnaha una gaaro ogaansho sax ah.

Dr. Hamdi Isse
Dhakhtarad ku takhasustay Radiology Khibradna u leh: X-ray | Ultrasound | CT Scan | Ultrasound Guided Procedures | Fluoroscopy | Mammography | MRI

Address

Benadir
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Hamdi Isse posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category