Siman Hospital

Siman Hospital Siman Hospital waxa uu ku yaalaa degmada Hodan, ka soo horjeedka isbitaalka Benadir, intaan la gaarin Seybiyaano.

Siman Hospital waxaad ka helaysaa daryeel la dareemo iyo daawo la hubo.

Jumca mubarak
24/09/2026

Jumca mubarak

22/09/2026

Waa maxay dhibaatooyinka caafimaad ee inta badan ku dhici kara ardayda, maxaase muhiim ah in waalidiinta ay ka feejignaadaan si loo ilaaliyo caafimaadkooda?

Ma doonaysaa dhoola-caddeyn qurux badan iyo ilko caafimaad qaba? Waxaan bixinnaa daaweynta xanuunnada afka iyo ilkaha, i...
22/09/2026

Ma doonaysaa dhoola-caddeyn qurux badan iyo ilko caafimaad qaba?

Waxaan bixinnaa daaweynta xanuunnada afka iyo ilkaha, iyo daryeel kaa caawinaya ilaalinta caafimaadka ilkahaaga.

20/09/2026

Ma og tahey haddii vitamin D kugu yaraato iney saameyn weyn ku yeelan karto xubno ka mid ah jirkaaga.



jumca mubarak
17/09/2026

jumca mubarak

Ka faa'ideyso ageegga aan bixino
17/09/2026

Ka faa'ideyso ageegga aan bixino



Haddii aad isku aragto calaamadahan, ha iska indho tirin! Caafimaadkaaga mudnaanta sii — nagu soo booqo Siman Hospital.
17/09/2026

Haddii aad isku aragto calaamadahan, ha iska indho tirin! Caafimaadkaaga mudnaanta sii — nagu soo booqo Siman Hospital.

16/09/2026

Waxaan kula wadaagi doonnaa calaamado muhiim ah oo ay tahay in fiiro gaar ah loo yeesho.

🧠 Kororka Khatarta Cudurrada Neerfaha ee La Xiriira Da’da
15/09/2026

🧠 Kororka Khatarta Cudurrada Neerfaha ee La Xiriira Da’da

Markuu waalidkaadu u baahdo xannaano iyo daryeel, ku tasho Siman Hospital.
14/09/2026

Markuu waalidkaadu u baahdo xannaano iyo daryeel, ku tasho Siman Hospital.




Address

Benadir Streat
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Siman Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category