10/10/2026
Hooyo kasta oo uur leh, fursaddan ha seegin!
Jubba Hospital wuxuu kuu diyaariyey Kaarka Uurleyda, si aad u hesho daryeel iyo la-socod caafimaad inta aad uurka leedahay.
Hooyo, caafimaadkaaga iyo kan ilmahaaga waa mudnaantayada koowaad. π
π Isgooska Jubba, Muqdisho
π 611777108 / 611777109