Dr.Qamar

Dr.Qamar Caring for women at every stage of life 🌸 | Safe motherhood 🀱 | Fertility β€’ Pregnancy β€’ Women’s Health | Compassion β€’ Trust β€’ Excellence πŸ’™.

Sababaha keena dilanka.
29/04/2026

Sababaha keena dilanka.

28/04/2026

Sababaha keeni kara in bilaha dambe ee uurka dhiig yimaado.

25/04/2026

Weli ma lagu dhahay gubitaan aya u baahantahy?.

23/04/2026

Ma leedahay astaamahan?

𝐃𝐑 ππ€πŒπ€π‘ oo ah dhaqtarada daaweynta iyo qaliimada cudurada dumarka waxey ka daaweyneysaa dhamaan cudurada dumarka.
23/04/2026

𝐃𝐑 ππ€πŒπ€π‘ oo ah dhaqtarada daaweynta iyo qaliimada cudurada dumarka waxey ka daaweyneysaa dhamaan cudurada dumarka.

22/04/2026

Hadii aad leedahay astaamahan sameey baaritaanada qanjirka thyroid ka.

20/04/2026

La soco dhaqtar hadii aad tahay hooyo uur leh si aad u hesho daryeelka uurka.

12/04/2026

Calaamadahan waxey kuu sheegayaan in dhiig-karka uur uu jiro ee waqti h**e la kulan dhaqtar si xaaladaada lola socdo.

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ
09/04/2026

π‰π”πŒπ‚πŽ πŒπ”ππ€π€π‘π€πŠ

30/03/2026

Computer-ka haweenka iyo hooyada uurka leh waa lacag la’aan maalmaha arbacada iyo khamiista.

04/03/2026

Haddii aad isku aragto calaamadahan, waxaa suurtagal ah in hormoonnada jirkaagu aysan isu dheellitirnayn. La tasho dhakhtarkaaga si aad u hesho baaritaan iyo talooyin sax ah.

24/02/2026

Hooyada Uurka leh ma soomi karto hadii ay jirto xaalad caafimaad, hadii ay hooyada leedahay sonkorta Uurka ama ay horay u qabtay sonkor taas oonan kontaroolneen, sidoo kale dhiig-karka Uurka, iyo dhiig yari.

Address

Shibis District
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Qamar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share