Dr.Mahad Kuukuu

Dr.Mahad Kuukuu Dhaqtarka cudurada wadnaha

Ciid mubaarak dhamaan
26/05/2026

Ciid mubaarak dhamaan

02/05/2026
Mar walbo waxaan diyaar kuugu nahay inaad hesho adeeg caafimaad oo aad u heer sareeya Horjoog hospital
27/04/2026

Mar walbo waxaan diyaar kuugu nahay inaad hesho adeeg caafimaad oo aad u heer sareeya Horjoog hospital

20/01/2026

Mid kamid ah cases keena malin laha ah ee furista xididaha wadnaha

28/11/2025

Waa maxay falaashida xididaha wadnaha?

30/10/2025
24/10/2025

𝐒𝐡𝐢𝐫𝐰𝐚𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝟏-𝐚𝐚𝐝 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐤𝐡𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐫𝐭𝐚 𝐖𝐚𝐝𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 oo ka dhacaya,muqdisho waxaa sharaf noo ah in aan soo dhaweyno
𝐃𝐫. 𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐀𝐛𝐝𝐮𝐥𝐤𝐚𝐝𝐢𝐫 𝐀𝐥𝐢, 𝐌𝐁𝐁𝐒, 𝐌𝐃, Cardiologist, Horjoog Hospital Mogadishu, Somalia
Dhakhtarku wuxuu Shirkan ka jeedin doonaa cilmi-baaris ciwaankeedu hoos ku xusan yahay.



19/08/2025

👋 Ku soo dhawoow Boggeyga cusub ❤️🫀

Waxaan ku faraxsanahay inaan halkaan idinla wadaago! Anigoo ah dhakhtarka cudurada wadnaha (cardiologist), ujeeddadaydu waa inaan idin siiyo xog lagu kalsoonaan karo oo ku saabsan caafimaadka wadnaha, talooyin wax ku ool ah, iyo warbixin ku saabsan wixii cusub oo ku aadan cudurrada wadnaha si aan idinkula kaashado daryeelka wadnahaaga.

Halkaan waxaad ka heli doontaa:
✔️ Talooyin lagu ilaashado caafimaadka wadnaha
✔️ Wacyigelin ku saabsan cudurrada wadnaha ugu badan
✔️ Hagitaan ku saabsan qaab nololeedka, cuntooyinka, iyo jimicsiga
✔️ Aragtiyo iyo xog ku saabsan cilmi-baaris iyo daaweyn cusub

Haddii aad halkan u joogto inaad wax barato, aad xog cusub ku haysato, ama kaliya xiiso u qabto caafimaadka wadnaha – boggani waa ku anfacayaa .

👉 Raac, la wadaag ehelkaaga iyo asxaabtaada, oo aan wadajir uga shaqeyno wadno caafimaad qaba iyo nolol caafimaad leh.

Mahadsanidiin .

Address

Wadajir
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Mahad Kuukuu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category