Caawiye Hospitality Service

Caawiye Hospitality Service Hadii aad dooneyso barnaamijka shaqaaleysiinta caawiye Hospitality fadlan buuxi foormaan

https://forms.gle/ # #

πŸ“ OGEYSIIS SHAQOCaawiye Hospitality Service waxay qaadaneysaa 4 Waiter (2 gabar iyo 2 wiil).πŸ“… Maalinta Shaqada: Habeenka...
01/10/2025

πŸ“ OGEYSIIS SHAQO

Caawiye Hospitality Service waxay qaadaneysaa 4 Waiter (2 gabar iyo 2 wiil).

πŸ“… Maalinta Shaqada: Habeenka Jimcaha, 2-da October 2025

⏰ Saacadaha Shaqada: 6:00 PM – 1:00 AM

πŸ’Ό Nooca Shaqada: Qaaci

Shuruudaha:

Nadaafad iyo labis fiican.
Waqti ilaalin.
Akhlaaq wanaagsan iyo adeeg hufan.
Khibrad h**e oo waiter ah waa lagu qiimeynayaa.

Fiiro Gaar ah:

Shaqaaluhu waxay qeyb ka noqon doonaan Caawiye Talent Pool, waxaana la siin doonaa fursado shaqooyin kale mustaqbalka.

πŸ“ž +252 613 710 375

| πŸ“§ [email protected]

Fursad Muhiim.✨ Caawiye Talent Pool Caawiye Hospitality Service waxay furtay Caawiye Talent Pool – barnaamij fursad weyn...
15/09/2025

Fursad Muhiim.

✨ Caawiye Talent Pool

Caawiye Hospitality Service waxay furtay Caawiye Talent Pool – barnaamij fursad weyn u ah barista-yaasha iyo waiter-ada doonaya shaqo joogto ah ama internship.

Maxaad ka faa’iidaysaneysaa?

β˜• Fursad Shaqo Degdeg ah – Waxaan ku xireynaa hoteellada, maqaayadaha iyo shirkadaha u baahan shaqaale tababaran.

🍴 Tababar & Kobcinta Xirfadaha – Waxaad ka heli doontaa training ku saabsan adeegga macaamiisha, menu knowledge, food & beverage standards, iyo xirfadaha casriga ah ee loo baahan yahay.

πŸ“‘ Khibrad iyo CV Buuxda – Internship-yada iyo shaqooyinka ku meel gaarka ah ayaa kaa dhigi doona mid CV-gaaga ka muuqda khibrad cad.

πŸ”„ Fursad Badal / Bedelid Shaqo – Haddii shaqo kaa xirmo, Caawiye ayaa kuu heli doona fursad kale.

🀝 Xiriir & Shabakad – Waxaad ka mid noqon doontaa community hospitality ah oo isku xiraya dhalinyarada iyo loo-shaqeeyayaasha.

Yaa iska diiwaangelin kara?

Barista-yaasha cusub iyo kuwa khibradda leh
Waiter-ada raba shaqo joogto ah ama internship
Dhalinyarada doonaya xirfad hospitality oo ay mustaqbal ku dhistaan.

πŸ‘‰ Ku soo biir Caawiye Talent Pool maanta, hana seegin fursadaha shaqo iyo tababar ee aan kuu diyaarinay.

Shaqo Abuur = Mustaqbal Dhallinyaro.Caawiye Hospitality Service waxay aaminsan tahay in shaqo abuurka uu yahay furaha ho...
10/09/2025

Shaqo Abuur = Mustaqbal Dhallinyaro.

Caawiye Hospitality Service waxay aaminsan tahay in shaqo abuurka uu yahay furaha horumarka dhallinyarada iyo bulshada.

πŸ‘‰ Waxaan ku caawinaynaa dhallinyarada:
Tababar xirfadeed oo casri ah (Hotel, Restaurant & Cafe).

Internship & shaqo-geyn dhab ah.

Inay noqdaan hal-abuurayaal ganacsi (catering, barista, tourism guides).

Caawiye Hospitality waa isku xirka dhallinyarada shaqo doonka ah iyo loo-shaqeeyayaasha u baahan shaqaale xirfad leh.

Caawiye Hospitality Service – Shaqo Abuur & awoodsiinta dhallinyarada.Kooxda Caawiye Hospitality Service waxa ay aaminsa...
09/09/2025

Caawiye Hospitality Service – Shaqo Abuur & awoodsiinta dhallinyarada.

Kooxda Caawiye Hospitality Service waxa ay aaminsanyihiin in mustaqbalka warshadaha martigelinta Soomaaliya uu ku jiro dhallinyarada.

Barnaamijkeenna Shaqo Abuurka & awoodsiinta dhallinyarada waxa uu:

-Shaqo abuur u sameeyaa dhallinyarada shaqo la’aanta ah iyada oo la tababaro lana shaqaaleysiiyo.

-Tababar iyo xirfad siin u sameeyaa kuwa raba in ay noqdaan shaqaale xirfad leh oo ka shaqeeya hoteellada, makhaayadaha iyo shirkadaha dalxiiska.

-La shaqeeyaa ganacsatada si ay u helaan shaqaale xirfad leh oo lagu kalsoonaan karo.

Shaqada aan abuurno ma aha oo keliya mushahar – waa xirfad, sharaf iyo rajo mustaqbal wanaagsan ah.

πŸ“² Raac oo nagu taageer:

Facebook:
TikTok:

Caawiye Hospitality caawiyaha dhallinyarada✍️

🌍✨ Barnaamijka Shaqo Abuurka Caawiye Hospitality Service ✨🌍.Caawiye Hospitality Service waxa ay bilaabeysaa barnaamij sh...
05/09/2025

🌍✨ Barnaamijka Shaqo Abuurka Caawiye Hospitality Service ✨🌍.

Caawiye Hospitality Service waxa ay bilaabeysaa barnaamij shaqo abuur iyo xirfad dhisid loogu talagalay dhalinyarada Soomaaliyeed. Ujeeddadayadu waa in aan dhalinyarada ka caawino:

βœ… Helidda shaqooyin ka tirsan hoteelada iyo maqaayadaha.

βœ… Tababarro xirfadeed oo dhameystiran (FOH & BOH).

βœ… Barashada adeegga macaamiisha, nadaafadda, maamulka iyo xirfadaha casriga ah ee hospitality-ga.

βœ… Fursado internship iyo shaqo joogto ah oo la xiriira warshadaha martigelinta.

πŸ’Ό Maxaan sameyneynaa?

Caawiye Hospitality waxa ay isku xirtaa dhalinyarada shaqo-doonka ah iyo loo shaqeeyayaasha u baahan shaqaale xirfad leh. Waxaan diiradda saareynaa in dhalinyarada la siiyo tababar, khibrad iyo shaqo, si ay u noqdaan kuwa wax ku biiriya bulshada iyo dhaqaalaha dalka.

πŸ™Œ Kaalintaada adigana waa muhiim!
Haddii aad tahay:

Dhalinyaro shaqo raadis ah β†’ kusoo biir barnaamijka.
Hotel ama maqaaxi β†’ nala soo xiriir si aan kuugu helno shaqaale xirfad leh.

πŸ“ž La xiriir: +252 613 710 375 | +252 613 710 374
πŸ“§ Email: [email protected]
πŸ“ Goobta: Muqdisho
πŸ‘‰

Ujeeddooyinka Barnaamijka Shaqo Abuurka dhallinyarada.Caawiye Hospitality wuxuu diirada saarayaa, In dhalinyarada laga c...
05/09/2025

Ujeeddooyinka Barnaamijka
Shaqo Abuurka dhallinyarada.

Caawiye Hospitality wuxuu diirada saarayaa, In dhalinyarada laga caawiyo helitaanka shaqooyin xirfado leh oo joogto ah gaar ahaan martisoorka ama hospitality service-ka.

Tababar & Xirfado: In la siiyo xirfadaha hospitality-ga (FOH, BOH & CUSTOMER CARE).

Isku Xirid: In dhalinyarada loo fududeeyo isku xirka loo shaqeeyayaasha.

Horumarinta Dhaqaalaha: In barnaamijku kordhiyo dakhliga shaqsiga iyo bulshada.

Caawiye Hospitality waa caawiyaha dhalinyarada somaaliyeed.

01/09/2025

Address

Mogadishu-Somalia
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caawiye Hospitality Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share