Qoys Bile

Website

Qoys Bile Somali Love & Marriage Hub
Waxaan ka shaqaynaa isku xirka lamaanaha doonYa xiriir joogto ah & jacayl waara. Xog ilaalinteena waa 100%.

22/09/2026

Ila Dhagauso Sh Dirir iyo Xaaska ama sayga wanaagsan

20/09/2026

Waa muhiim in qofka lagu doorta sidaa u akhyaar ugu yahay ehelikiisa.


18/09/2026

Dad waxaa u wanaagsan qofka ahelkiisa iyo gurigiisa u wanaagsan baa dadka ugu akhyaarsan .

14/09/2026

Guurka xuquuq kaliya kuma dhisno dhaqan wanaag iyo isu turid buu ku dhisan yahay

09/09/2026

Gabadha muslimada ahaay warka dhegayso

06/09/2026

Gabdhow ka dhowrsada xolaha aad beenta kaga qaadan ragga qaar waa xaaraam.

06/09/2026
05/09/2026

SIDEE NIN WANAAGSAN AAD KU DOORAN KARTA...





31/08/2026

ALLE YARA DUMARKA NOOCAAS AH

29/08/2026

Raaliyo helaa qalbiga u xasilaa

Address

Mogadishu
Mogadishu
BANADIR

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qoys Bile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share