17/02/2026
πβ¨ Ramadan Wanagsan β¨π
Maamulka Bulshakaab Community Hospital waxay bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan curashada bisha barakeysan ee Ramadan.
Dr Aamin iyo dhammaan bahda isbitaalka waxay idiin rajeynayaan bishan mid kheyr, cafis iyo caafimaad leh. π€²π
Bishan barakeysan ha noqoto mid qalbiyadeenna nadiifisa, jirkeenana caafimaad siisa.
Ha ilaawin inaad daryeesho naftaada iyo qoyskaaga inta lagu jiro soonka.
π Gubta Ciise Cabdi β Mogadishu
π 061705550