Dr Mahdi Mohamed Urologist & andrologist

Website

Dr Mahdi Mohamed Urologist & andrologist Dhaqtarka Qaliimada kilyaha, Kaadi-mareenada iyo taranka raga

SIDEE LOO DAAWEYAA KAADI-BAXSADKA DUMARKA IYADOO AAN QALIIN LAGUU SAMEYNINHaddii aad u baahan tahay baaris dheeri ah Nag...
30/05/2026

SIDEE LOO DAAWEYAA KAADI-BAXSADKA DUMARKA
IYADOO AAN QALIIN LAGUU SAMEYNIN

Haddii aad u baahan tahay baaris dheeri ah
Nagala soo xariir WhatsApp-kena
https://wa.me//+252615825877

๐Ÿคฒ ุฎูŠุฑ ุงู„ุฏุนุงุก ุฏุนุงุก ูŠูˆู… ุนุฑูุฉ ๐Ÿคู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ ู„ุง ุดุฑูŠูƒ ู„ู‡ุŒ ู„ู‡ ุงู„ู…ู„ูƒ ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆู‡ูˆ ุนู„ู‰ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑ.โ€œMa jiro ilaah xaq l...
26/05/2026

๐Ÿคฒ ุฎูŠุฑ ุงู„ุฏุนุงุก ุฏุนุงุก ูŠูˆู… ุนุฑูุฉ ๐Ÿค

ู„ุง ุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ ู„ุง ุดุฑูŠูƒ ู„ู‡ุŒ ู„ู‡ ุงู„ู…ู„ูƒ ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆู‡ูˆ ุนู„ู‰ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑ.

โ€œMa jiro ilaah xaq lagu caabudo aan Alle ahayn, kaligiis ayuu yahay, cidna lama wadaagto, boqortooyada iyo mahadba isaga ayaa leh, wax walbana wuu awoodaa.โ€

Yarabi Ina wafaji kheyrka malinta carafa ๐Ÿคฒ

24/05/2026

waa maxay waxyaabaha ugu badan ee keeni kara in raga ay lakulmaan xaaladda infertility ( dhalmo la'aanta kutimaada raga )
ama ay soo daahdo dhalmadooda.

kaga Bogo muqaalkan xog badan oo kusaabsan infertility
Raga ku imaada.


19/05/2026

waxa ugu badan ee keeni kara in Raga ay noqdaan
infertility ( Dhalmo la'aan ).

kaga Bogo muqaalkan xog badan oo kusaabsan infertility
Raga ku imaada.


haddii aad isku aragto calaamadaha kaadi-dhiiga waxad halis u jirtaa xanuunada kuyimaada kilyaha iyo kaadiheysta Latasho...
12/05/2026

haddii aad isku aragto calaamadaha kaadi-dhiiga waxad halis u jirtaa xanuunada kuyimaada kilyaha iyo kaadiheysta

Latasho wixii talo ah ama daaweyn
Mahdi Ahmed
๐—ฅ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—น ๐—›๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น
๐— ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฑ๐—ถ๐˜€๐—ต๐˜‚, ๐—•๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑir, Somalia
ama Nagala soo xariir WhatsApp-kena
https://wa.me//+252615825877
#

03/05/2026

waa maxay fertility ( dhalmo ) iyo infertility ( dhalmo la'aanta )
Podcast-gan ayad kaga bogan kartaa faahfaahintooda iyo su'aalo kusaabsan dhamaan mowducyadaan .

Mahdi Ahmed

'aanta

30/04/2026

Wa maxay wareega xaninyaha ama Testicular Torsion.
Muuqaalkan ayad kaga bogan kartaa.

30/04/2026

Wa maxay isku Wareega xiniinyaha (Testicular Torsion).
Waa xaalad deg deg ah o ku timaada xaninta taasoo ka dhalata isku wareega xaniinta iyado keenaysa in xaninta uu dhiiga ka xirmo
Hadii aan si dag dag ah qaliin loo sameyn waxa dhici karta in xaniinta uu waayo bukaanka oo ay dhimato.

28/04/2026

Halkan kaga bogo dhaman maclumaadka ku saabsan Taranka iyo dhalma la'aanta Ragga iyo Dumarka.
Waxa siwada jir ah uga qayb qaaadanaya podcast gan Dr Adnan abadlla Dr Bashir Abdallah iyo anigo Ah Dr Mahdi Mohamed.
Link ga muuqaalka o dhamaystiran qaybta comment ka ka eeg.

27/04/2026

Dhalmo La'aanta Ragga iyo dumarka in aad fahamto waxaa kaga filan ina dawato podcast ga an si wada jir ah idin kugu so gudbin doono aniga iyo sxbo qiima badan Abdalla iyo Dr Bashiir Abdullahi.

Address

Banaadir, Hodan
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mahdi Mohamed Urologist & andrologist posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share