Nasteho Hayle Dhakhtar Indhaha

Nasteho Hayle Dhakhtar Indhaha Dr Nasteho – Dhaqtarka Indhaha
Consultant Ophthalmologist πŸ‘©β€βš•οΈ

Hospital
Whatsapp 611239797

19/07/2026

Daryeelka indhaha carruurta wuxuu ka bilaabmaa kalsooni, dulqaad iyo naxariis.

Samakaal Hospital | Eye Department
Dr. Nasteho Hayle | Ophthalmologist

13/07/2026

Ha iska indha tirin isbeddelka araggaaga.

Isbeddel kasta oo ku yimaada aragga wuxuu mudan yahay fiiro iyo baaritaan.
Ogaanshaha h**e wuxuu door muhiim ah ka qaataa ilaalinta aragga.

Dr Nasteho Hayle
ophthalmologist
Samakaal Hospital

07/07/2026

MA KUGU ADKAATAA INAAD AKHRISO QORAAL DHOW?

Ma dareentaa in qoraalka buugga ama mobilelka uu kuu muuqdo blur ama shucaac, balse marka aad iska fogeyso aad si fiican u akhrin karto?

Waxay noqon kartaa Presbyopia isbeddel dabiici ah oo ku dhaca aragga, badanaa marka da'du gaarto 40 sano iyo ka Weyn.

Ha iska indho tirin calaamadahan.

βœ… Baaritaanka indhaha oo waqtigiisa lagu sameeyo wuxuu kaa caawinayaa inaad hesho xalka ku habboon.

Dr Nasteho Hayle
Ophthalmologist
samakaal Hospital

24/06/2026

Qalaylka indhaha waa dhibaato aad u badan xilligan casriga ah, gaar ahaan dadka isticmaala telefoonka iyo computerka saacado badan.

Haddii aad isku aragto calaamadahan, samee baaritaan qalaylka indhaha lagu ogaado ama nagu soo booqo Samakaal Hospital si aad u hesho talo iyo baaritaan indhahaaga ku habboon.

21/06/2026

La soco caafimaadka indhahaaga si aad u ilaaliso araggaaga iyo tayada noloshaada.

Dr Nasteho Hayle (Ophthalmologist)

INDHAHA MA KU QALALAAN AMA MA DAREENTAA GUBASHO?Waxay noqon kartaa calaamad muujinaysa qallaylka indhaha (Dry Eye Syndro...
19/06/2026

INDHAHA MA KU QALALAAN AMA MA DAREENTAA GUBASHO?

Waxay noqon kartaa calaamad muujinaysa qallaylka indhaha (Dry Eye Syndrome).

βœ… Baaritaan casri ah oo lagu ogaanayo heerka ilmada indhaha
βœ… Schirmer Test
βœ… La talin iyo daryeel caafimaad oo indhaha ah

Ha iska indhatirin calaamadaha qallaylka indhaha.
Baaritaan h**e ayaa kaa caawin kara ilaalinta caafimaadka araggaaga.

Nasteho Hayle

18/06/2026

Sameynta baaritaanka indhaha waqti h**e waxay fursad siinaysaa in cudurrada indhaha la ogaado kahor inta aysan dhaawac weyn gaarsiin aragga.
Baaritaanada joogto ah wuxuu ka hortagi karaa indha la’aan la daaweyn karo.

La soco caafimaadka indhahaaga si aad u ilaaliso araggaaga iyo tayada noloshaada.

Dr Nasteho Hayle
Dhakhtarka Indhaha (Ophthalmologist)

13/06/2026

Hooyo/Aabe, haddii aad aragto ilmada ilmahaaga oo aan joogsaneyn..
waa fariin u baahan fiiro gaar ah
Daaweyn sahlan ayaa badbaadin karta aragga cunugaaga.

Dr Nasteho Hayle
Dhaqtarka Indhaha

11/06/2026

Baaritaanka indhaha ma aha marka araggu daciifo oo keliya.

Dad badan waxay sugaan ilaa ay dhibaato arag yeeshaan, balse baaritaanka indhuhu waa tallaabo muhiim ah oo ka hortag ah. Baaritaan joogto ah wuxuu gacan ka geysan karaa in si h**e loo ogaado dhibaatooyin saameyn kara aragga mustaqbalka.

βœ… Ilaali araggaaga
βœ… Hubi caafimaadka indhahaaga
βœ… Is baar adiga iyo qoyskaagaba
Araggaagu waa hanti qaali ah ha sugin calaamado soo baxa.

Dr Nasteho Hayle
Dhakhtarka Indhaha

07/06/2026

Indhahaagu waa daaqadda noloshaada
Ma ogtahay in dhibaatooyin badan oo indhaha ah la ogaan karo ka hor inta aysan aragga saameyn?
βœ… Baaritaan joogto ah samee
βœ… Ka ilaali indhaha qorraxda iyo boorka
βœ… Haddii aad leedahay madax xanuun ama arag daciif ah, ha iska indha tirin
Caafimaadka indhuhu waa muhiim.

Baritaan h**e wuxuu kaa badbaadin karaa dhibaato weyn mustaqbalka.
πŸ“ La xiriir dhakhtarka indhaha si aad u hubiso caafimaadka araggaaga maanta.
Dr. Nasteho Hayle
Dhakhtarka Indhaha

Address

Km5
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasteho Hayle Dhakhtar Indhaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share