Maka Speciality Center

Maka Speciality Center xarunta daaweynta casriga ah ee laf-dhabarta, jilbaha & murqaha. Chiropractic • Dry Needling • Injection Therapy.

21/08/2026
21/08/2026

📢 OGEYSIIS

WAXAA LA OGEYSIINAYA DHAMAAN DADKA Ku DHAQAN DEEGANADA PUNTLAND.
IN MARKII U HORREYSAY PUNTLAND U IMANAYO.
Gaar ahaan Magalooyinka BOSASO iyo CARMO ,Dr SHIJU VARGHESE oo u dhashay Dalka INDIA🇮🇳kuna taqasusay Chiropractor lehna khibrad daaweynta xanuunnada la xiriira Murqaha dhabarka ,Qoorta, kala-goysyada iyo yareynta Xanuunka Faaliga / Stroke
📍 Boosaaso iyo Carmo ,Puntland
wixii Faahfaahin ah kala xiriir 📲 Kala xiriir WhatsApp: +252 907 921 130
+252615123993 ama +252615556754

29/12/2025

Bukaan la dhibanaa Caabuq jilibka ah oo dheecan ka saaris loo sameyay #

23/12/2025

iska Daawey Jilba xanuunka adoo Qaliin galin -injection

17/12/2025

Daaweynta Dhabar xanuunka Daran

15/12/2025

OGEYSIISMudo kooban Wa Lacag laan.Maka Specialty Center waxay Soo kordhisay Daaweynta xanuunka Xanuunka, iyo Dheecan Ku Shubis Casri ah.

Address

Maka Al Mukarama Road
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maka Speciality Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share