Dr. Hamdi Hussein Mire

Dr. Hamdi Hussein Mire MD – Obstetrician & Gynecologist
Specialized in women’s health, safe deliveries, antenatal care, and gynecological surgeries.

Passionate about helping women have healthy pregnancies and empowering them with knowledge.

🤰 World National Gestational Diabetes DayMaalintan waxaa loo asteeyey wacyigelinta sonkorowga ku dhaca haweenka uurka le...
10/03/2026

🤰 World National Gestational Diabetes Day

Maalintan waxaa loo asteeyey wacyigelinta sonkorowga ku dhaca haweenka uurka leh (Gestational Diabetes) iyo muhiimadda ay leedahay in hooyooyinka uurka leh ay sameeyaan baaritaan iyo la socod joogto ah.

👩‍⚕️ Dr. Hamdi Hussein Mire
Obstetrician & Gynecologist



Maanta waa Maalinta Haweenka Adduunka. Haweenku waxay mudan yihiin maamuus, bogaadin iyo caafimaad wanaagsan, maadaama a...
08/03/2026

Maanta waa Maalinta Haweenka Adduunka. Haweenku waxay mudan yihiin maamuus, bogaadin iyo caafimaad wanaagsan, maadaama ay yihiin laf-dhabarta bulshada.

Fariiin Wacyigelin ahHaddii aad aragto calaamadahan, si degdeg ah ula xiriir dhaqtarkaaga si aad u hesho daaweyn sax ah ...
11/01/2026

Fariiin Wacyigelin ah
Haddii aad aragto calaamadahan, si degdeg ah ula xiriir dhaqtarkaaga si aad u hesho daaweyn sax ah ugana hortagto dhibaatooyin dheeraad ah.

Dr. Hamdi Hussein Mire
Dhaqtarka Cudurada Haweenka & Qalliinnadooda

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Hamdi Hussein Mire posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share