Caafi physiotherapy

Caafi physiotherapy Caafi Physiotherapy | Physiotherapy, Massage, Hijama & Rehab Center. Move Better, Live Better.

Wax aad shalay si fudud u qaban jirtay, maanta ma kugu adkaaday?Caafi Physiotherapy Center waxay kaa caawinaysaa inaad k...
26/10/2026

Wax aad shalay si fudud u qaban jirtay, maanta ma kugu adkaaday?

Caafi Physiotherapy Center waxay kaa caawinaysaa inaad ka shaqayso soo celinta xoogga iyo dhaqdhaqaaqa jirkaaga, iyadoo lagugu hagayo jimicsi iyo baxnaanin ku habboon xaaladdaada.

πŸ“© Nala soo xiriir, aan ka bilowno waxa kugu adkaaday.
Nala soo xiriir oo qabso ballantaada.
πŸ“ž +252 77061444
πŸ“ Buulaxubeey, Muqdisho.

25/10/2026

Tallaabo kasta oo aad iskaa u qaaddo, qiimo ayay leedahay.

Nala soo xiriir oo qabso ballantaada.
πŸ“ž +252 77061444
πŸ“ Buulaxubeey, Muqdisho.

Daaweynta xanuunnada murqaha kala-goysyada iyo lafaha.Nagu Soo BooqoCaafi Physiotherapy CenterπŸ“ Goobta: Buulo Xubey, Wad...
25/10/2026

Daaweynta xanuunnada murqaha kala-goysyada iyo lafaha.
Nagu Soo Booqo
Caafi Physiotherapy Center
πŸ“ Goobta: Buulo Xubey, Wadajir
πŸ“ž Wac: 770614444 |



Dib u hagaaji socodkaaga iyo dheellitirka jirkaaga ka dib xanuun ama dhaawac. Noogu kaalay baxnaanin casri ah si aad dib...
24/10/2026

Dib u hagaaji socodkaaga iyo dheellitirka jirkaaga ka dib xanuun ama dhaawac. Noogu kaalay baxnaanin casri ah si aad dib u hesho firfircoonidii jirkaaga.
πŸ“ Goobta: Buulo Xubey, Wadajir
πŸ“ž Wac: 770614444 |



24/10/2026

Waxaan kaa caawinaynaa yareynta xanuunka, soo celinta dhaqdhaqaaqa iyo dib-u-dhiska awoodda jirkaaga. πŸ’ͺ
πŸ“ Goobta: Buulo Xubey, Wadajir
πŸ“ž Wac: 770614444 |



Ma kugu adag tahay inaad gacanta kor u qaaddo ama dhabarka gaarsiiso?Caafi Physiotherapy Center waxay kaa caawisaa baxna...
24/10/2026

Ma kugu adag tahay inaad gacanta kor u qaaddo ama dhabarka gaarsiiso?
Caafi Physiotherapy Center waxay kaa caawisaa baxnaaninta dhaqdhaqaaqa garabka.

πŸ“ Goobta: Buulo Xubey, Wadajir
πŸ“ž Wac: 770614444 |



24/10/2026

Bukaankan oo dhaawac ka soo gaaray qaybta hoose ee lugta waxan u sameynay adeeg Physiotherapy ah oo ka caawiyay soo kabashada iyo hagaajinta dhaqdhaqiisa
πŸ“ž Wac: 770614444
πŸ“ Goobta: Buulo Xubey, Wadajir
|

Soco si kalsooni leh adigoo helaya baxnaanin casri ah! Waxaan kuu haynaa xal waafi ah iyo daryeel dhamaystiran oo dib ku...
22/10/2026

Soco si kalsooni leh adigoo helaya baxnaanin casri ah! Waxaan kuu haynaa xal waafi ah iyo daryeel dhamaystiran oo dib kuugu soo celiyana dhaqdhaqaaqaaga.
πŸ“ž Nala soo xiriir: 770614444
πŸ“ Goobta: Buulo Xubey, Degmada Wadajir
πŸ‘‰ Follow us:

JUmma Mubarak
22/10/2026

JUmma Mubarak

Address

Buulaxuube
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caafi physiotherapy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share