Mogadishu General Hospital

Call Website Contact the practice

Mogadishu General Hospital Isbitaalka waxa uu dhanka waqooyi uga dhagan yahay masaajid ka Nasru-Diin-Baarubax
Tell: 0616100900 _0612377377__1555 Ambulance

๐‘ฑ๐’Š๐’Ž๐’„๐’ ๐‘พ๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’”๐’‚๐’Mogadishu General HospitalMogadishu General Hospital Foundation
15/10/2026

๐‘ฑ๐’Š๐’Ž๐’„๐’ ๐‘พ๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’”๐’‚๐’
Mogadishu General Hospital
Mogadishu General Hospital Foundation

15/10/2026

๐’˜๐’๐’“๐’๐’… ๐’‚๐’๐’†๐’”๐’•๐’‰๐’†๐’”๐’Š๐’‚ ๐’…๐’‚๐’š_
16 ๐™ค๐™˜๐™ฉ๐™ค๐™—๐™š๐™ง
Xuska World Anesthesia Day, oo ah maalin muhiim u ah taariikhda caafimaadka adduunka, laguna aqoonsado doorka aan la beddeli karin ee suuxdintu ku leedahay badbaadinta nolosha aadanaha.

suuxiyuhu wuxuu qiimeeyaa xaaladda bukaanka ka hor qalliinka, diyaariyaa qorshaha suuxinta, kormeeraa neefsashada iyo wareegga dhiigga inta qalliinku socdo, wuxuuna ka qayb qaataa hubinta in bukaanku si badbaado leh uga soo kabsado.

15/10/2026

๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ง๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ & ๐—๐˜‚๐—ด๐˜๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—š๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜๐—ฎ
Qeybta Qaliimada Cunaha, Dhegaha & Sanka waxa Diyaar Idin kugu Ah ๐——๐—ฟ ๐— ๐—ผ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—–๐—ถ๐˜†๐—ผ๐˜„

๐‘ธ๐’†๐’š๐’ƒ๐’•๐’‚ ๐‘ฎ๐’‚๐’“๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’“๐’Œ๐’‚ ๐‘ซ๐’†๐’ˆ๐’…๐’†๐’ˆ๐’ˆ๐’‚ ah ee Isbitaalka Mogadishu General Hospital waxaa idin kugu diyaar ah dhakhaatiir iyo howlwade...
14/10/2026

๐‘ธ๐’†๐’š๐’ƒ๐’•๐’‚ ๐‘ฎ๐’‚๐’“๐’ˆ๐’‚๐’‚๐’“๐’Œ๐’‚ ๐‘ซ๐’†๐’ˆ๐’…๐’†๐’ˆ๐’ˆ๐’‚ ah ee Isbitaalka Mogadishu General Hospital waxaa idin kugu diyaar ah dhakhaatiir iyo howlwadeeno caafimaad oo khibrad leh kuwaas oo U Diyaarsan daryeelka iyo badbaadada bukaanka.

๐——๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ & ๐——๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ฎ_๐‘ซ๐’“ ๐‘จ๐’Ž๐’‚๐’ ๐‘จ๐’‰๐’Ž๐’†๐’…  ayaa diyaar u ah daryeelka iyo la-talinta caafimaad  carruurta iyadoo diira...
13/10/2026

๐——๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ & ๐——๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฟ๐˜‚๐˜‚๐—ฟ๐˜๐—ฎ
_๐‘ซ๐’“ ๐‘จ๐’Ž๐’‚๐’ ๐‘จ๐’‰๐’Ž๐’†๐’… ayaa diyaar u ah daryeelka iyo la-talinta caafimaad carruurta iyadoo diiradda la saarayo:
โœ… Baaritaanka iyo daaweynta xanuunnada carruurta
โœ… La socodka korriinka iyo miisaanka ilmaha
โœ… Talooyinka nafaqada carruurta
โœ… Tallaalka iyo caafimaadka guud
โœ… La-talinta hooyooyinka ee daryeelka ilmaha
โœ… Ka hortagga iyo ogaanshaha h**e ee cudurrada carruurta

12/10/2026

Xanuunka jilibka Waxa Uu saameyn karaa socodkaaga, dhaqdhaqaaqaaga iyo hawlahaaga maalinlaha ah.

Isbitaalka Mogadishu General Hospital wuxu bixiyaa qaliinka badalka jilbaha{Knee Replacement} kaas oo loogu talagalay bukaannada qaba dhaawaca daran ee kala-goyska jilibka.
Hadaba hadii aad daremeso Xanuun jilibka ah soo booqo isbitaalka si aad uhesho daweyn sax ah .

๐— ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป-๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฒ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐Ÿ‘‚ ?Soo Booqo Isbitaalka Oo La Kulan Dhakhtarka Cunaha,Dhegaha & Sanka ๐‘ซ๐’“ ๐‘ด๐’๐’‰๐’‚๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฐ๐’š...
11/10/2026

๐— ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐—œ๐—ป๐—ณ๐—ฒ๐—ฐ๐˜๐—ถ๐—ผ๐—ป-๐—ธ๐—ฎ ๐——๐—ต๐—ฒ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐Ÿ‘‚ ?
Soo Booqo Isbitaalka Oo La Kulan Dhakhtarka Cunaha,Dhegaha & Sanka ๐‘ซ๐’“ ๐‘ด๐’๐’‰๐’‚๐’Ž๐’†๐’… ๐‘ฐ๐’š๐’๐’˜.

๐——๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐——๐—ถ๐—น๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—œ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ.Soo Booqo Isbitaalka Mogadishu General Hospital Si Aad Uhesho Daweyn Sax Ah.
10/10/2026

๐——๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ๐—ฒ๐—ป ๐——๐—ถ๐—น๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—œ๐—น๐—ธ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ.
Soo Booqo Isbitaalka Mogadishu General Hospital Si Aad Uhesho Daweyn Sax Ah.

๐‘ฑ๐’Š๐’Ž๐’„๐’ ๐‘พ๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’”๐’‚๐’Mogadishu General Hospital
08/10/2026

๐‘ฑ๐’Š๐’Ž๐’„๐’ ๐‘พ๐’‚๐’๐’‚๐’‚๐’ˆ๐’”๐’‚๐’
Mogadishu General Hospital

07/10/2026

๐‘ณ๐’†๐’š๐’๐’‚ ๐‘จ๐’ƒ๐’…๐’Š ayaa muddo laba bilood ah iska weyday dhiigga caadada, Taas Oo Ku Dhalisay inay Soo Booqato Mogadishu General Hospital Qeybtiisa Bukaannada Socodka.

waxaa qaabishay oo daryeel caafimaad, baaritaan U Sameesay
๐‘ซ๐’“. ๐‘ญ๐’‚๐’‰๐’Ž๐’‚ ๐‘จ๐’‰๐’Ž๐’†๐’… ๐‘จ๐’๐’Š Dhakhtarada Haweenka iyo Qalliimadooda.
Ugu dambeyn maanta Leyla waxay heshay bishaaro farxad leh oo ah inay ๐’–๐’–๐’“ yeelatay.

Address

Baar Ubax Nasrudiin Street Holwadaag District Banadir Somali
Mogadishu
321

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mogadishu General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Mogadishu General Hospital:

Shortcuts

Share

Category