Dr.Abdullahi Saleh Mohamed

Dr.Abdullahi Saleh Mohamed DHAQTARKA KELYAHA,KAADI MAREENKA IYO TARANKA .

Sababaha Keena Kacsiga Ragga oo Daciifa (Erectile Dysfunction)"Ma kugu adag tahay inaad hesho ama sii haysato kacsi? Kal...
25/07/2026

Sababaha Keena Kacsiga Ragga oo Daciifa (Erectile Dysfunction)

"Ma kugu adag tahay inaad hesho ama sii haysato kacsi? Kaligaa ma tihid, waana xaalad la daweyn karo."

"Sababaha ugu badan ee keena kacsiga ragga oo daciifa waxaa ka mid ah:

1. Sonkorowga (Diabetes) oo dhaawaca neerfayaasha iyo xididdada dhiigga.

2. Dhiig karka iyo xanuunnada wadnaha, kuwaas oo yareeya socodka dhiigga.

3. Sigaar cabista iyo khamriga badan, kuwaas oo saameeya wareegga dhiigga.

4. Hoormoonka ragga (Testosterone) oo hooseeya ama cillado kale oo hormoonno ah.

5. Walbahaarka, welwelka, iyo niyad-jabka, kuwaas oo saameeya awoodda galmada.

6. Daawooyinka qaarkood, sida qaar ka mid ah daawooyinka dhiig karka iyo kuwa niyad-jabka.

7. Cayilka iyo jimicsi la'aanta.

Goorma ayaad u baahan tahay inaad aragto dhaqtarka kelyaha iyo kaadi mareenka.
01/07/2026

Goorma ayaad u baahan tahay inaad aragto dhaqtarka kelyaha iyo kaadi mareenka.

29/06/2026

Talooyin ka hortag Dhagaxaanta kelyaha iyo kaadi mareenka.
Dr.Abdullahi Saleh Mohamed

26/06/2026
19/06/2026

Xaaladaha keena Kaadi-dhiig.
iyo .
.

12/06/2026

4 sababood oo keena xanuun kelyaha.

جمعه طيبه

🌙🐑 Eid Al-Adha Mubarak 🐄✨Ciid wanaagsan dhammaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan bukaanadeenna iyo shacabka Soomaaliyeed....
26/05/2026

🌙🐑 Eid Al-Adha Mubarak 🐄✨

Ciid wanaagsan dhammaan ummadda Muslimiinta gaar ahaan bukaanadeenna iyo shacabka Soomaaliyeed.
Waxaan idiin rajeynayaa caafimaad, farxad, nabad iyo barwaaqo.
Xilligan barakeysan ee Ciidul Adxaa, ha illoobin: 💧 Cab biyo ku filan
🥩 Cun hilibka si dhexdhexaad ah
🩺 Dadka qaba xanuunnada kelyaha iyo kaadi mareenka ha taxaddaraan caafimaadkooda
Ilaahay ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan.
🤍 Eid Al-Adha Mubarak 🤍

— Dr. Abdullahi Saleh Mohamed
Dhaqtarka Kelyaha iyo Kaadi Mareenka 🩺

22/05/2026

6 calaamadood oo dagniin u ah dhagxaanta kelyaha iyo kaadi mareenka.

18/05/2026

6 sababood oo keena kaadi xad-dhaaf ah xiliga hurdada kadib.

.

Address

Mogadishu
Mogadishu
111

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Abdullahi Saleh Mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category