Dr Mohamed Awle

Dr Mohamed Awle internal medicine ( Gastroenterologist )
dhaqtarka cudurada gudaha
Dheefshiidka , beerka & tubada coloosha
Mogadishu General Hospital

23/05/2026

Maxaa sababo xanuunka 𝗹𝗮𝗮𝗯 𝗷𝗲𝗲𝘅𝗮 ama laab ololka ?
Barnaamijka Su’aalaha Caafimaadka oo uu marti ku yahay
Dhaqtarka Cudurada Guud ,uurkujirta Beerka & Dheefshiidka
🩺Dr Mohamed Awle
✅ Hel talo caafimaad oo sax ah
’aalahaCaafimaadka

Ogeysiis Ogeysiis 📢Bulshada ku dhaqan Magaalada Beydhabo iyo nawaaxigeda waxaan ogeysiinaya inan berito tarikhdu tahay 4...
03/05/2026

Ogeysiis Ogeysiis 📢
Bulshada ku dhaqan Magaalada Beydhabo iyo nawaaxigeda waxaan ogeysiinaya inan berito tarikhdu tahay 4/5/2026 aan iidnkugu diyaar ah isbitaalka DR:Harun Specialist Hospital ,

Hadaba hadii aad la dhiban Tahay xanuunada ku dhaca uur kujirta , mindhicirada iyo beerka naguso booqo isbitaalka

11/04/2026

Ogeysis ogeysiis Ogeysiis
Waxa la ogeysiinaa Dhamman bulshada ku nool KGS gaar ahaan magaalada baydhabo
inaan imaan Doono 20-04-2026 isbitaalka takhasusiga ee
DR:Harun Specialist Hospital

Dr Mohamed Awle
khabiir ku takhasusay cudurada ku dhaca uur ku jirta, Keliyaha, beerka, xamiitada iyo dheefshiidka
>mahadsanidiin

25/03/2026

Wax ka ogow Xanuunka Xasaasiyadda🤧🫁
Barnaamijkeena Su’aalaha Caafimaadka
>DR MOHAMED AWLE
Dhaqtarka Cudurrada Guud & Uurkujirta 👨‍⚕️

📌 Ka faa’iidayso talooyinkan caafimaad
'aalahaCaafimaadka


See less

📣 Dhawaan FiloBarnaamijka Su’aalaha Caafimaadka 🩺💬Dr mohamed awleDhaqtarka cudurada guud & uurkujirta
25/03/2026

📣 Dhawaan Filo
Barnaamijka Su’aalaha Caafimaadka 🩺💬

Dr mohamed awle
Dhaqtarka cudurada guud & uurkujirta

20/03/2026

Maalmaha ciida waxa muhiim ah inaad Yareeso cuntada aad qaadaneso

Dr Mohamed Awle
Gastroenterologist

19/03/2026

Ciid Wanaagsan
Dhamaan Ummada musliminta Gaar Ahaan Ummada Somaaliyed

Dr Mohamed Awle
Gastroenterologist

Ciid Wanaagsan Dhamaan Ummada musliminta Gaar Ahaan Ummada Somaaliyed Waxaan Idin Leyahay Farxad ku ciida .Dr Mohamed Aw...
19/03/2026

Ciid Wanaagsan
Dhamaan Ummada musliminta Gaar Ahaan Ummada Somaaliyed
Waxaan Idin Leyahay Farxad ku ciida .

Dr Mohamed Awle
Gastroenterologist

16/03/2026

Bisha Ramadaan waa bil cibaado iyo naxariis, balse sidoo kale waa muhiim in la ilaaliyo caafimaadka jirkaaga.

👨‍⚕️ DR MOHAMED AWLE
🩺 Dhaqtarka Cudurrada Guud & Dheef-shiidka
Haddii aad dareento calaamado la xiriir dhakhtarka si aad u hesho talo cafimaad oo sax ah.
RamadaanKareem

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mohamed Awle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share