Dhaqtarka Ragga Ee Turkish Hospital

Dhaqtarka Ragga Ee Turkish Hospital Ku soo dhawow Dhaqtarka Ragga ee Turkish Hospital

05/05/2026

.
Isbitaalka 𝗧𝘂𝗿𝗸𝗶𝗴𝗮 ayaa ku guuleystay Qaliimo badan oo uu fuliyay.
Haddii aad u baahantahay talo caafimaad, Qaliin ama daaweyn, booqo
oo ku yaala Banaadir, Hodan District, Muqdisho.
📞 Naga soo wac: | 0612461133 | 0612224701
.
Dhakhtarka Ragga Ee Isbitaalka Turkiga

28/02/2026

Ramadan Wanaagsan 🌙 – War Farxad Leh

Ma la kulantaa dhibaatooyin caafimaadka ragga ah sida hammi-yaraanta, biya-baxa degdegga ah ama xanuunnada qanjirka taranka?

Turkish Hospital – ayaa kuu diyaariyey qalab iyo mashiinno casri ah oo ku daaweynaya adigoo aan u baahnayn qaliin.

FG: Qiimo-dhimis gaar ah ayaa loo sameeyay bukaannada ugu horreeya.

📞 Maanta qabso ballantaada: 0612461133

Address

Mogadisu
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaqtarka Ragga Ee Turkish Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category