Dr Mohamed Amin Bashir

Dr Mohamed Amin Bashir Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr Mohamed Amin Bashir, Doctor, Digfeer Road, Mogadishu.

MBChB (Benadir University), MMed OBGYN (MbararaUniversity) and MRCOG (UK), Gynaecological Laparoscopic Surgeon, fertility specialist, and Cosmetic gynecology(India)

Qalliinka Laparoscopic-ka waa horumar casri ah oo beddelay habka loo daweeyo cudurro badan oo ku dhaca haweenka.Habkan q...
17/06/2026

Qalliinka Laparoscopic-ka waa horumar casri ah oo beddelay habka loo daweeyo cudurro badan oo ku dhaca haweenka.

Habkan qalliinka ah wuxuu u saamaxayaa bukaanka in lagu sameeyo qalliimo sax ah iyadoo la isticmaalayo jeexitaanno yaryar, taas oo keenta xanuun yar, bogsasho degdeg ah, iyo soo kabasho fudud.

Dr. Mohamed Amiin Bashiir, oo ah dhakhtar ku taqasuay daaweynta cudurada haweenka ayaa diyaar kuugu ah welcare specialist hospital

16/06/2026

Maxaa looga baahan yahay gabar walba oo ku jirta xiliga taranka haday la kulanto caado wareer?

Dhalmo badbaado leh waxay ku bilaabataa daryeel wanaagsan inta lagu jiro uurka.Sagaalka bilood ee uurka waa safar muhiim...
15/06/2026

Dhalmo badbaado leh waxay ku bilaabataa daryeel wanaagsan inta lagu jiro uurka.
Sagaalka bilood ee uurka waa safar muhiim ah oo u baahan taxaddar, la socod joogto ah, iyo daryeel caafimaad oo sax ah. Tallaabo kasta oo aad maanta qaaddo waxay saameyn ku leedahay caafimaadkaaga iyo kan ilmahaaga.

15/06/2026
Sokorta uurka (Gestational Diabetes) waa xaalad ku dhici karta haweenka xilliga uurka, balse ogaanshaha h**e iyo daryeel...
14/06/2026

Sokorta uurka (Gestational Diabetes) waa xaalad ku dhici karta haweenka xilliga uurka, balse ogaanshaha h**e iyo daryeelka saxda ahi waxay ka hortagi karaan dhibaatooyin badan.

Mararka qaar calaamado muuqda ma laha, taasoo ka dhigaysa baaritaannada uurka kuwo aad muhiim u ah. La socodka sonkorta dhiigga waxay gacan ka geysataa ilaalinta caafimaadka hooyada iyo koritaanka ilmaha.

Dhiig-baxa dumarka ma aha calaamad la iska indho tiri karo.Dhiig-bax aan caadi ahayn wuxuu saameyn ku yeelan karaa caafi...
13/06/2026

Dhiig-baxa dumarka ma aha calaamad la iska indho tiri karo.

Dhiig-bax aan caadi ahayn wuxuu saameyn ku yeelan karaa caafimaadka jirka, maskaxda, iyo nolol maalmeedka haweeneyda. Mararka qaar wuxuu noqon karaa digniin muujinaysa xaalad caafimaad oo u baahan baaritaan iyo daaweyn degdeg ah.

Haddii aad isku aragto calaamadahaas fadlan la tasho dhakhtarkaaga.

11/06/2026

Baaritaano muhiim ah oo ay u baahan tahay haweeneyda in ay sameyso hadii ay isku aragto calaamadahaan

Kansarka minka waa cudur haddii waqti h**e la ogaado si wanaagsan loo daweyn karo.Ha sugin ilaa calaamaduhu ka sii daraa...
10/06/2026

Kansarka minka waa cudur haddii waqti h**e la ogaado si wanaagsan loo daweyn karo.

Ha sugin ilaa calaamaduhu ka sii daraan. Baaritaannada joogtada ah iyo la-talinta dhakhtarka ayaa door muhiim ah ka qaata ogaanshaha h**e iyo badbaadinta caafimaadka haweenka.

✅ Samee baaritaan joogto ah
✅ Ha iska indhatirin dhiig-bax ama calaamado aan caadi ahayn
✅ La tasho dhakhtar marka aad dareento wax isbeddel ah

Xusuusnow, ogaanshaha h**e wuxuu kordhiyaa fursadaha daaweynta guuleysata iyo soo kabashada.

Dr. Mohamed Amiin Bashiir
Dhakhtarka Cudurrada Haweenka & Dhalmada

📍 Welcare Hospital
📞 WhatsApp: 061 5524092

Haweeney kasta waxay mudan tahay daryeel caafimaad oo xirfad leh, naxariis leh, kana jawaaba baahiyaheeda gaarka ah.Caaf...
09/06/2026

Haweeney kasta waxay mudan tahay daryeel caafimaad oo xirfad leh, naxariis leh, kana jawaaba baahiyaheeda gaarka ah.

Caafimaadka haweenku ma aha oo keliya daaweynta cudurrada, balse waa ilaalinta rajada qoyska, farxadda hooyonimada, iyo tayada nolosha mustaqbalka.

Dr. Mohamed Amiin Bashiir wuxuu kuu hayaa adeegyo caafimaad oo ay ka mid yihiin:
✔️ Daaweynta infekshannada ku dhaca dumarka
✔️ Baaritaanka iyo daaweynta dhibaatooyinka taranka
✔️ Daaweynta xanuunnada hormoonnada
✔️ Qalliimada haweenka iyo kuwa uurka la xiriira
✔️ Qalliimada casriga ah ee Laparoscopic-ka
✔️ Daryeelka iyo la-socodka hooyada uurka leh

Mararka qaar hal la-talin caafimaad ayaa noqon karta tallaabada ugu horreysa ee lagu xalliyo dhib muddo dheer ku hayay. Ha la aamusin xanuunkaaga, dibna haa u dhigin caafimaadkaaga.

📍 Welcare Hospital
📞 WhatsApp: 061 5524092

Address

Digfeer Road
Mogadishu
BN00000

Opening Hours

Monday 07:00 - 21:00
Tuesday 07:00 - 21:00
Wednesday 07:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Friday 07:00 - 21:00
Saturday 07:00 - 21:00
Sunday 07:00 - 21:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mohamed Amin Bashir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category