29/08/2026
Midnimo Rheumatology Center waxay raadineysaa 5 qof oo ku biira kooxda Marketing-ka.
Haddii aad leedahay Bachelor’s Degree iyo ugu yaraan 2 sano oo khibrad ah, fursaddan adigaa loogu talagalay.
✨ Booska: Marketing
🎓 Shuruud: Bachelor’s Degree
💼 Khibrad: 2 Years Experience
Haddii aad diyaar u tahay inaad xirfaddaada iyo fikradahaaga cusub kula biirto kooxdeena, nala soo xiriir maanta.
📞 Contact: 615 710 61 5710174
📍 Midnimo Rheumatology Center