Himilo Hospital Galdogob

Himilo Hospital Galdogob NAGALA SOO XIRIIR: 090 5564992
(1)

30/08/2026

๐€๐๐ข๐ ๐ฎ ๐ฑ๐š๐ ๐ž๐ž ๐ค๐ฎ ๐๐ก๐š๐ฅ๐š๐ญ๐š๐ฒ, ๐ฌ๐จ๐จ ๐ช๐จ๐ซ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐šโ“๏ธ

29/08/2026

Ka hel adeegga toobinka oo casri ah qaybteenna Fiisatarabiyada ee Himilo hospital

Himilo Hospital Galdogob

Xanuunkaan wuxuu leeyahay saddex meel oo jirkaaga kamid ah oo kala dheer in aad iskumar ka xanuunsato , kuwaas oo kala a...
29/08/2026

Xanuunkaan wuxuu leeyahay saddex meel oo jirkaaga kamid ah oo kala dheer in aad iskumar ka xanuunsato , kuwaas oo kala ah:-
1) Caabuq indhahaa (indha xanuun)
2. Caabuq kala-gosyadaa (lawya xanuun)
3. Caabuq kaadi-mareenkaa (ib xanuun)
Waxaa keenaya inta badan xanuun kahorreeya oo inta badan ku dhaca habdhiska taranka ama habdhiska dheefshiidka, taasoo macneheedu tahay in nooc ka mid ah infekshannada galmadu keenaan xaaladdaan, waxaana loo yaqaa si sahlan loogu fahmo:-

โœ…๏ธ Ma kaadin karo (kaadi xanuun)
โœ… wax ma arki karo ( indha xauun)
๏ธโœ…๏ธ ma socon karo (lawya xanuun)
Haddaba marka xaaladdaani dhacdo xanuunka cusub ee saddexdaas kulansaday waxaa loo yaqaan ama Reiters syndrome.

Xaaladdaan fahamkeedu wuxuu ku xiranyahay dhakhtarka oo waraysi saxan qaada, baaritaanno iyo ogaansho fooggan, waxaana lagu daaweeyaa daawaynta xanuunkii h**e haddii wali aw sii jiro iyo daawooyin kale oo caabuq damiye ah oo xanuunkaa cusub lagula tacaalo, waxaase ugu muhiimsan ee aad qormadaan ka baratay in xanuun meelo kala duwan kaa haya aw noqon karo hal xanuun oo wada keenaya calaamada laga dareemo meelo kala baahsan.

Dr. Abdulkadir Ibrahim

๐ŸŽ–๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ  ๐ŸŽฏ Waxaa lambar qabsiga u dhexeeyay 100-250 ku guulaystay Yacquub Buraale  oo kamid ahaa dadkii ku nasiibsa...
29/08/2026

๐ŸŽ–๐—š๐˜‚๐˜‚๐—น๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ

๐ŸŽฏ Waxaa lambar qabsiga u dhexeeyay 100-250 ku guulaystay Yacquub Buraale oo kamid ahaa dadkii ku nasiibsaday doorashada lambarka ku dhex jira lambarada.


Hooyada uurka qaadi rabta waxay u baahantahay in ay hesho Feetamiinnaada muhiimka u ah uurjiifka, ka hel Himilo Hospital...
29/08/2026

Hooyada uurka qaadi rabta waxay u baahantahay in ay hesho Feetamiinnaada muhiimka u ah uurjiifka, ka hel Himilo Hospital Galdogob hawl-wadeen caafimaad oo kuu samayn doona daryeel uurley oo tayo leh, kaarka iyo daawo tayo leh

Asbuuc walba maalmaha  ,   iyo   galinka h**e ka hel adeegyada   Himilo Hospital Galdogob oo ay bixinayso Dr. Owalla oo ...
28/08/2026

Asbuuc walba maalmaha , iyo galinka h**e ka hel adeegyada Himilo Hospital Galdogob oo ay bixinayso Dr. Owalla oo ah xirfadle ku takhasusay Fiisotarabiyada, faahfaahinta wac 905 564 982

Jumca wanaagsan dhammaan Muslimiinta.
28/08/2026

Jumca wanaagsan dhammaan Muslimiinta.



๐ŸŽฏLAMBAR QABSO   ||oo ku guuleyso hadiyad lacageed ||SHURUUDAHA:๐Ÿ”ต Share garee Post ga๐Ÿ”ต Follow dheh page ka๐Ÿ”ต Soo qabo laba...
27/08/2026

๐ŸŽฏLAMBAR QABSO
||oo ku guuleyso hadiyad lacageed ||

SHURUUDAHA:
๐Ÿ”ต Share garee Post ga
๐Ÿ”ต Follow dheh page ka
๐Ÿ”ต Soo qabo laba qof oo saaxiibadaa ah

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ: ๐—ผ๐—น๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ - BILAASHHadda qabso ballantaada adiga oo booqanaya Himilo Hospital Galdogob ama fa...
26/08/2026

๐—™๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฎ๐—ฑ: ๐—ผ๐—น๐—ผ๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—น๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ - BILAASH

Hadda qabso ballantaada adiga oo booqanaya Himilo Hospital Galdogob ama farriin 905 564 982

"Xanuunku xishood malehee,maantaba ka xorooow xurguftiisa"



Dhalmada kdib, jirkaagu wuxuu maraa isbeddello badan. Haddii aad la kulanto:๐Ÿ”ธ Dhabar ama miskaha oo ku xanuuna๐Ÿ”ธ Murqaha ...
26/08/2026

Dhalmada kdib, jirkaagu wuxuu maraa isbeddello badan. Haddii aad la kulanto:

๐Ÿ”ธ Dhabar ama miskaha oo ku xanuuna
๐Ÿ”ธ Murqaha oo daciifa dhalmada kadib
๐Ÿ”ธ Xanuun ama raaxo-darro markaad fadhido ama socoto
๐Ÿ”ธ Xanuunka ama daciifnimada murqaha miskaha
๐Ÿ”ธ Kaadida oo kugu adkaata inaad xakamayso
๐Ÿ”ธ Xanuun joogto ah oo saameeya nolol maalmeedkaaga

Himilo Physiotherapy waxay hooyooyinka u diyaarisay qiimeyn, daryeel iyo jimicsiyo ku habboon xaaladdooda, si ay uga caawiso soo-celinta xoogga, dhaqdhaqaaqa iyo awoodsiinta murqaha

Nagala soo xiriir: 904 331 999

Address

Galdogob
Mudug

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Himilo Hospital Galdogob posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category