Iimaan Hospital Qardho

Iimaan Hospital Qardho mudnaanteena koowaad waa bad'qabka bukaanka iyo buuxinta baahiya caafimadka ee gobolka.

waxa naga helaysaa adeeg cafimaad oo dhamaystiran ilaahay idankiis

emergency service for 24/7

๐Ÿ”” OGEYSIISIsbitaalka Iimaan Hospital Qardho waxa uu bulshada ku wargelinayaa in maalinta Khamiista ah ee ku beegan 21-ka...
20/05/2026

๐Ÿ”” OGEYSIIS

Isbitaalka Iimaan Hospital Qardho waxa uu bulshada ku wargelinayaa in maalinta Khamiista ah ee ku beegan 21-ka May 2026 uu adeeg caafimaad ka bixin doono Dhakhtarka Wadnaha Dr Cabdweli Xasan Aw Cabdi.

Bulshada u baahan adeegyada caafimaadka wadnaha waxaa lagu wargelinayaa inay ka faaโ€™iidaystaan fursaddan muhiimka ah.

๐Ÿ“ Goobta: Iimaan Hospital Qardho
๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir: 090-4040000 / 05833600

ISBITAALKA IIMAAN QARDHOIsbitaalka Iimaan Qardho wuxuu bulshada u hayaa adeegyo caafimaad oo casri ah, gaar ahaan daawey...
18/05/2026

ISBITAALKA IIMAAN QARDHO

Isbitaalka Iimaan Qardho wuxuu bulshada u hayaa adeegyo caafimaad oo casri ah, gaar ahaan daaweynta iyo qaliimada lafaha, seedaha iyo dhaawacyada ciyaartoyda.

Dhakhaatiir iyo adeegyo tayo leh ayaad ka heli kartaa xarunta, iyadoo mudnaanta koowaad la siinayo badbaadada iyo caafimaadka bukaanka.

๐Ÿ“ Wadada Layndheere, Qardho โ€“ Soomaaliya
๐Ÿ“ž 090-4040000
๐Ÿ“ž 05833600
Iimaan Hospital Qardho
โ€œOur patient, our priorityโ€

Isbitaalka Iimaan Qardho wuxuu bulshada u hayaa adeegyo caafimaad oo tayo leh, iyadoo ay joogaan dhaqaatiir ku takhasusa...
09/05/2026

Isbitaalka Iimaan Qardho wuxuu bulshada u hayaa adeegyo caafimaad oo tayo leh, iyadoo ay joogaan dhaqaatiir ku takhasusay qaliimada culus iyo kuwa fududba.

๐Ÿ“ž 090-4040000 | 05833600
๐Ÿ“ Wadada Laydheere, Qardho โ€“ Soomaaliya

WARGELINIsbitaalka Iimaan Qardho wuxuu ku wargelinayaa bulshada in berri oo khamiis ah uu fariisan doono Dr Cabduwali Xa...
06/05/2026

WARGELIN

Isbitaalka Iimaan Qardho wuxuu ku wargelinayaa bulshada in berri oo khamiis ah uu fariisan doono Dr Cabduwali Xassan tubaako xarunta guud ee isbitaalka ee kutaal leenka dheer.

Adeegyada uu bixinayo Dr. Cabdiwali Xasan,waxa kamid ah baaritaanka wadnaha iyo daweeynta dadka ka xuusan wadnaha.

wuxuuna si rasmi ah u bilaabanayaa berri oo Khamiis ah, 7-da May 2026.

๐Ÿ“ Iimaan Hospital Qardho
๐Ÿ“ž 090-4040000 / 05833600

05/05/2026

Dhakhtarka indhaha Dr. Xassan Cabdiqani Cismaan ayaa ka warbixiyay xanuunnada ku dhaca indhaha

30/04/2026

Cusbitaalka Iimaan Qardho

Waxaa lagu soo kordhiyay adeegyo caafimaad oo muhiim ah si loo xoojiyo tayada daryeelka iyo fududeynta helitaanka adeegyada bulshada.

TACSI TIIRAANYO LEH Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi RaajicuunMaamulka, Dhaqaatiirta, Kalkaaliyeyaasha iyo dhammaan Shaqaa...
29/04/2026

TACSI TIIRAANYO LEH

Innaa Lillaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun

Maamulka, Dhaqaatiirta, Kalkaaliyeyaasha iyo dhammaan Shaqaalaha Iimaan Hospital Qardho waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dr. Cabdweli X. Aw-Cabdi oo hooyadiis, Marxuumad Hodan Muuse Yuusuf, ay ku geeriyootay magaalada Qardho.

Sidoo kale, waxaan tacsi taas la mid ah u diraynaa dhammaan ehelka, qoyska iyo reer Aw-Cabdi ee ay ka baxday marxuumadu.

Alle ha u naxariisto Marxuumada, qabrigeedana ha u waasiciyo, Jannatul Fardowsana ha ka waraabiyo. Samir iyo iimaan ha ka siiyo dhammaan qoyskeeda iyo ehelada.
Aamiin

26/04/2026

: Bukaan ka jabay Lugta oo uu awr ku durduriyey oo ka warbixinaaya qaabkii loogu kabay looguna daaweeyey iimaan hospital Qardho qaybta lafaha iyo qaliimadooda uuna kabay Dr damalesh oo ah dhakhtar ku takhasusay lafaha iyo qaliimadooda.

Bukaankani waa 18 jir,  xilli habeen bar  ah ayaa la keenay Iimaan hospitaal Waxa uu dhaawac kasoo gaaray tooray taaso k...
24/04/2026

Bukaankani waa 18 jir, xilli habeen bar ah ayaa la keenay Iimaan hospitaal Waxa uu dhaawac kasoo gaaray tooray taaso ka haleeshay dhanka bidix ee feeraha gaar ahaan halka ka hoosaysa lafta kal'xanta(clavicle bone)

sidoo kale waxay jabisay feerta koowaad ee lafaha ku dahaaran saablayda iyada oo usii gudubtay sanbabka bidix oo ay duleelisay,waxa ay jartay murqaha qaarkood iyo xididda muhiim ah taaso keentay dhiig bax aan sahlanayn.
dherar ahaan dhaawucu waxa uu gaarsiisnaa 7-sintimitir oo hoos ah iyo 4-sintimitir oo ballac ah.

bahda iimaan hospital oo marwalba u taagan badbaadinta bulshada ayaa daryeel caafimad oo degdeg ah uga jawaabtay Dhacdadaan.

bukaankana waxa loo sameeyay qalliin deg deg ah oo uu fuliyay dhaqtarka qallimada guud .
hadda bukaanku aad buu u wanaagsanyahay waxaan u rajaynaynaa soo kabasha dhaw iyo caafimaad taam ah.

Jimco WanaagsanIimaan Hospital Qardho wuxuu idiin rajaynayaa Jimco barakaysan.Alle ha aqbalo ducadiinna, caafimaadna ha ...
24/04/2026

Jimco Wanaagsan

Iimaan Hospital Qardho wuxuu idiin rajaynayaa Jimco barakaysan.
Alle ha aqbalo ducadiinna, caafimaadna ha idin siiyo.

๐Ÿ“ž 090-4040000 | 05833600
๐Ÿ“ Qardho, Soomaaliya

OGEYSIIS DEG-DEG AH Waxaa Iimaan Hospital Qardho si deg-deg ah looga baahan yahay dhiig noociisu yahay B+.Fadlan, haddii...
23/04/2026

OGEYSIIS DEG-DEG AH

Waxaa Iimaan Hospital Qardho si deg-deg ah looga baahan yahay dhiig noociisu yahay B+.

Fadlan, haddii nooca dhiiggaagu yahay B+, ka qayb qaado badbaadinta nolosha bukaanka adigoo la xiriiraya waaxda shaybaarka cisbitaalka.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
0907617039
0906432726
0907518229

โ€œูˆูŽู…ูŽู†ู’ ุฃูŽุญู’ูŠูŽุงู‡ูŽุง ููŽูƒูŽุฃูŽู†ู‘ูŽู…ูŽุง ุฃูŽุญู’ูŠูŽุง ุงู„ู†ู‘ูŽุงุณูŽ ุฌูŽู…ููŠุนู‹ุงโ€

(Qofkii naf badbaadiya, wuxuu la mid yahay inuu badbaadiyay dadka oo dhan)
Alla Mahadle.

Address

LINEDHEERE
Qardho
BR

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Iimaan Hospital Qardho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category