Gargaar Medical Center Qardho

Gargaar Medical Center Qardho Tayada Adeegga | kalsoonida Bukaanka iyo Daryeelka Bulshada | Ayaa ah Tiirarka aan Ku Dhisan Nahay |

GarGaar Clinic & Diagnostic Center Qardho.

18/06/2026
16/06/2026
Real man who know what allah greating
13/06/2026

Real man who know what allah greating

Baraha bulshada gaar ahaan Mareykanka waxaa si wayn looga falceliyay hadallo uu jeediyay tababaraha xulka qaranka Senegal, Papa Thiaw.

Hadalada tababaraha Senegal ayaa ku yimid kadib markii la waydiiyay sababta isaga iyo xubnaha kale ee waftigu ay ugu baxeen banaanka si ay usoo tukadaan salaada Jimce, iyadoo ay jireen digniino ammni oo la xidhiidhay dabaylo xoogan oo ka jirey gobolka New Jersey.

Wariyaha ayaaa waydiiyay "Maanta gobolka New Jersey waxaa ka jirey dabaylo aad u xoog badan, ha'ayadaha ammaanku waxay xubnaha waftiga ka codsadeen ineysan u bixin banaanka si ammaankooda loo ilaaliyo, hadana waxaad u baxdeen banaanka si aad salaada usoo tukataan.?

Tababaraha Senegal ayaa ku jawaabay. "Wax ka muhiimsan salaada ma jiraa.? waxaan u malaynayaa in su'aashan ay addiga ku khuseyn, idinku waxaad ka baqaysaan dabaysha, annaguna waxaan ka baqaynaa Allaha dabaysha abuurey."

Jawaabta xikmadeysan ee uu bixiyay Papa Thiaw, tababaraha Senegal waxay noqotey mid aad usoo jiidatey dareenka dadka, taasoo gudaha Mareykanka ka abuurtey is waydiin ay ka dhalatey falcelin badan.

Address

Qardho Puntland Somaila
Qardho
252

Telephone

+252907785678

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gargaar Medical Center Qardho posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gargaar Medical Center Qardho:

Shortcuts

Share

Category